Xafiiska Iskashatada iyo Arimaha Bulshada degmada hudet Ee Gobolka Dawaa

Xafiiska Iskashatada iyo Arimaha Bulshada degmada hudet Ee Gobolka Dawaa Government office

MASHRUUCA QALABAYNTA CEELKA CEELBEN (DIBE) EE DEGMADA HUDET OO SI RASMI AH LOO SOO GABAGABEEYEYMashruuca Qalabaynta Ceel...
30/08/2026

MASHRUUCA QALABAYNTA CEELKA CEELBEN (DIBE) EE DEGMADA HUDET OO SI RASMI AH LOO SOO GABAGABEEYEY

Mashruuca Qalabaynta Ceelka Tuulada Ceelben (Dibe) ee Degmada Hudet, ayaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyey.

Mashruuca waxaa hirgeliyey Xafiiska Biyaha Heer Deegaan oo kaashanaya Hay’adda UNICEF, waxaana fulintiisa loo xil saarey Shirkadda Furey General Construction, oo uu wakiil ka yahay qandaraasle Xaaji Siyaad Abdullah Isaaq (Siyad Furey)

Mashruuca ayaa si rasmi ah looga wareejiyey Shirkadda Furey General Construction laguna wareejiyey Maamulka Degmada Hudet.

Munaasabadda waxaa goob-joog ka ahaa Isuduwaha Biyaha Gobolka, Mudane *Axmed Cali Maxamed,* Guddoomiyaha Degmada Hudet, Mudane *Isaaq Maxamed Shuke* , iyo Madaxa Arrimaha Xisbiga Degmada Hudet. mudane Ahmed mahamed tuto

Mashruucu wuxuu ka kooban yahay:
• Rakibidda Pump-ka biyaha
• Rakibidda nidaamka tamarta cadceedda (Solar-ka).
• Kayd-biyood qaada 50m³
• Laba goobood oo biyaha laga cabo.
• Laba goobood oo xooluhu ka cabaan.
• Dhigista iyo isku-xidhka tuubooyinka biyaha soo saara iyo kuwa qaybinta. Iyo
• Dhisidda xayndaabka (Fencing) ee ceelka iyo kaabayaasha mashruuca

Mashruucani wuxuu wax weyn ka tari doonaa baahida biyaha ee bulshada iyo xoolaha deegaanka Ceelben (Dibe) .

Shacabka waxaa lagu dardaarmay inay si wadajir ah u ilaashadaan ceelka, qalabkiisa iyo kaabayaasha biyaha, dhowraan nadaafadda, isla markaana si wadajir ah uga shaqeeyaan joogteynta adeegga biyaha, maadaama uu yahay hanti ay bulshadu wada leedahay.

“ሃሳብ አልቦነት የመደመር መንግሥት እንቅፋት ነው”- ጠቅላይ ሚኒስትር ዐቢይ አሕመድ (ዶ/ር)
30/08/2026

“ሃሳብ አልቦነት የመደመር መንግሥት እንቅፋት ነው”
- ጠቅላይ ሚኒስትር ዐቢይ አሕመድ (ዶ/ር)

"ሌብነት ላይ ጠንከር ያለ ርምጃ እንወስዳለን፤ ማን ላይ እንደሚያርፍ አላውቅም፤ ማንም ላይ ቢያርፍም ግን ጠንከር ያሉ ሥራዎችን እንሰራለን" ጠቅላይ ሚኒስትር ዐቢይ አሕመድ (ዶ/ር)
30/08/2026

"ሌብነት ላይ ጠንከር ያለ ርምጃ እንወስዳለን፤ ማን ላይ እንደሚያርፍ አላውቅም፤ ማንም ላይ ቢያርፍም ግን ጠንከር ያሉ ሥራዎችን እንሰራለን" ጠቅላይ ሚኒስትር ዐቢይ አሕመድ (ዶ/ር)

29/08/2026
Kormeere Xarunta Caafimaadka Qabalaha Dkaka wata......Horumarinta adeegyada caafimaad waa horumarinta bulshada.
29/08/2026

Kormeere Xarunta Caafimaadka Qabalaha Dkaka wata......

Horumarinta adeegyada caafimaad waa horumarinta bulshada.

ከቱሪዝም ማዕድ ለመጋራት፡ ዝግጁነትከዓለም የቱሪዝም ማዕድ መጋራት ብዙ ዝግጁነትን የሚጠይቅ ጉዳይ ነው። ለዚህም የአውሮፓና የምዕራቡ ዓለም በኢንዱስትሪው ላይ ያላቸው የበላይነት እንዲሁም በቅ...
29/08/2026

ከቱሪዝም ማዕድ ለመጋራት፡ ዝግጁነት

ከዓለም የቱሪዝም ማዕድ መጋራት ብዙ ዝግጁነትን የሚጠይቅ ጉዳይ ነው። ለዚህም የአውሮፓና የምዕራቡ ዓለም በኢንዱስትሪው ላይ ያላቸው የበላይነት እንዲሁም በቅርቡ አስገራሚ ዕድገት ባለቤት የሆኑት የሩቅ ምሥራቅ ሃገራት ወደ ኢንዱስትሪው በከፍተኛ ፍጥነት መቀላቀላቸው በቂ ማሳያ ነው።

ለቱሪዝም ዝግጁ መሆን፣ የጎብኚዎችን ፍላጎት ከመረዳት ጀምሮ መዳረሻ ቦታዎችን ምቹ አድርጎ እስከመገንባት ይደርሳል። መሠረተ ልማቶችን ከመዘርጋት ሥልጡን አገልግሎት እስከመስጠት ይሄዳል። ይህንን በዘላቂነት ማንበር፣ ይህንን ሁሉ የሚያሣልጥ ስትራቴጂ መንደፍንና ሕጋዊ መሠረቶችን መጣልን የሚያጠቃልል ጉዳይ ነው፡፡

መደመር ከምናብ የሚጀምር፣ አሻግሮ ተመልከቶ ተስፋን የሚዘራ፣ ዛሬን ከትንሹ የሚጀምር፣ ዘላቂና የማይነትብ አድርጎ የሚሠራ ፍልስፍና መሆኑ ከታየባቸው ዘርፎች መካከል የቱሪዝም ኢንዱስትሪ ዋነኛው ነው። ትንሿ ዘር ተዘርታ እንዴት ዋርካ አክላ፣ ለብዙዎች መጠለያ፣ ማረፊያና መደገፊያ እንደምትሆን አይተንበታል፡፡

የመደመር መንግሥትገጽ 264

29/08/2026
29/08/2026

29/08/2026

Address

Hudet
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Iskashatada iyo Arimaha Bulshada degmada hudet Ee Gobolka Dawaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share