Kawsar luul official

Kawsar luul official Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kawsar luul official, Shopping & retail, Ismalura, Dire Dawa.

14/05/2024

Qof baaa ka maqan muhiim ah
Qof baase ku baadi gooba
Qandhaa kula nool xanuun ah
Qof baa adi kula dareema
Qalaal baa jira quluubta
Qolaa kaa daran qushuuca
Qaamuun baa jira qorsheeya
Qisooyinka sheekadeena
Qalbiyo isla qaba rafaadka
Qorshaha isu soo rabeeya
Qiyaanan kaba dhamaanin
Qudhaada midkaad ku soorto
Qadari ma yaqaan jacaylka
Qalooc badan baa ka muuqda
Qalbiga kalgacaylku jiifo



Ruxaantii jacaylkaa intaa caawa isoo dhiibtay

23/09/2023

Wardher dal wanaagsaneydaaa

23/09/2023
23/09/2023

Qofna dhalashadaadu kuudhibaya ubax
Qofna si aad u dhimatuu kuu loogayaa dabin

Bini aadmigaa labadaas ah

23/11/2022

ismalura03's short video with ♬ original sound

Mom mcn
23/11/2022

Mom mcn

hoyadey mcn

Address

Ismalura
Dire Dawa

Telephone

+251915094288

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kawsar luul official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share