Xarunta qurxinta dumarka ee khadro qali

Xarunta qurxinta dumarka ee khadro qali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta qurxinta dumarka ee khadro qali, Shopping & retail, Ka soo horjeedka selalam clinic, Gode.

  qali beauti salon amaba khadro gorgor saad utaqanaba   waynta ku dhaqan magalada godey  gaar ahaan hablaha loo diyariy...
23/04/2022

qali beauti salon amaba khadro gorgor saad utaqanaba
waynta ku dhaqan magalada godey gaar ahaan hablaha loo diyariyay ■henna nash qado cusub oo ku raali galin doono
■iyo walibana qof walbaba nashqaduu jeclaado lagu qancin
■intaasi waxaa dheer make up noocii oogu heer sareeyay ooo laga keenay dubai
■oo walibana lagugu soo dhaweynayo waji furan iyo qalbi saafi ah
■kaalayoo ka dharag qurux dumar
■Xaruntu waa m.m.g gaar ahaan xafada labad(2)kasoo horjeedka salelem clinic
■wixi fahfahin ah kala soo xirir talefanadan shashada kaga muuqdo
+251915781386
+251905436300

14/06/2020

Wah wah wah
Waa xaruntii qurxinta ee khadro qali beauty salon
Soo gaadh oo soo noqo
Waxad ka heli kartaa
Henna laga Dana dhacay
Make up lagu mashquulay
Iyo walibana meelo loogu talagalay sawirada khaska ah
Sida lamanaha
Aroosyada

Waxadna ka heli kartaa m.m.g
Gaar ahan ka soo horjeedka doctor salelam amaba
Ka soo horjeedka qaladiid hotel

Yaan laga bogin bulshoy
🌹Wabilahi towfiq🌹
Khadra qali beauty salon

Address

Ka Soo Horjeedka Selalam Clinic
Gode
0935

Telephone

+251915085830

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta qurxinta dumarka ee khadro qali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share