Jigjiga Online Market

Jigjiga Online Market ALAAB TAYO LEH, QIIMO JABAN IYO FREE DELIVERY kala so xidhiidh: 0953580302 wathsapp, imo, viber

Jigjiga Online Market waa suuq aad ka adeegan karto adiga oo ku sugan gurigaaga iyo goobtaada shaqo isla markaana alaabta aad ka dalbato laguugu keeni doono hadba meesha aad ku sugan tahay (+ free delivey) . Ujeedada JOM waa in anu fadhiga ugu shaqayno macaamiishadayada anaga o ka duulayna daraasaysnaynana bahiyaha ay qabaan isla markaana uga haqabtirno sida ugu haboon, ugu fudud, ugu wakhti gaaban uguna qiimo jaban.

  waxa suuqa casriga ee   (JOM) kuugu diyaara FADHI nooca loo yaqaan FADHI TAAG (SOFA) kaaso la isticmaalay mudo   o kal...
31/12/2018

waxa suuqa casriga ee (JOM) kuugu diyaara FADHI nooca loo yaqaan FADHI TAAG (SOFA) kaaso la isticmaalay mudo o kaliya ah.


: Used (5 months/Bilood)
/QIIMAHA: 18,000 birr

: Jigjiga Online Market

.

    : Samsung J7 Prime : Pink Gold : 32 Gb : USED / CELIS(excellent Condition : Br.4999Buy this through Online while you...
03/12/2018



: Samsung J7 Prime
: Pink Gold
: 32 Gb
: USED / CELIS(excellent Condition
: Br.4999

Buy this through Online while you are: your home, Office & Business by only calling and ordering from JOM.

Get quickly and No more waste of your time!

.

    : SAMSUNG J7 NORMAL : Used (Excellent condition) : GOLD/DAHABI   4490 onlyPurchase Through online.Message: F/ Jigjig...
24/10/2018



: SAMSUNG J7 NORMAL
: Used (Excellent condition)
: GOLD/DAHABI

4490 only
Purchase Through online.

Message: F/ Jigjiga Online Market

 Waa boorsadihii xaragada ee dumarka kuwoodii gacanta oo nooc fashion ah Iyadoo laguugu keenayo si lacag la'aan ah goob ...
08/07/2018


Waa boorsadihii xaragada ee dumarka kuwoodii gacanta oo nooc fashion ah
Iyadoo laguugu keenayo si lacag la'aan ah goob kasta oo aad kaga sugan tahay caasimada DDSI Jigjiga

+ (qaadis bilaash ah)
KU IIBSO ONLINE KANA IIBSO JOM ADIGA OO NAGALASOO XIDHIIDHAYA

FACEBOOK: JIGJIGA ONLINE MARKET (JOM)

  Munaasabada ciida awgèed waxa suuqa casriga ee Jigjiga Online Market (JOM) aa ka heli kartaa   oo tayo iyo quruxba leh...
12/06/2018


Munaasabada ciida awgèed waxa suuqa casriga ee Jigjiga Online Market (JOM) aa ka heli kartaa oo tayo iyo quruxba leh

Ku dalbo Online (Order) kuna hel degdegsiimo iyada oo laguugu keenayo mudo kooban gudaheed (2 casho ugu badnaan) inta ciida ka hadhey ciida
Faafaahin intaa dheer

Waxa xan naguso gaadhey inad xalay oo dhan murugaysnayd maadama oo aad suuqa kasoo wayday ama aad Haleeli wayday Saacada...
10/06/2018

Waxa xan naguso gaadhey inad xalay oo dhan murugaysnayd maadama oo aad suuqa kasoo wayday ama aad Haleeli wayday Saacadaha xaragada oo leh Rag iyo Dumar | Boorsadaha xaragada ee Dumarka | Suumasha Raga | Karabaad (Tie) | Kuwaas oo leh Tayo.

Hadaba munaasabada ciida awgeed waxa murugadaada ka damqatey jawaab degdeg ahna ka bixisay Shirkada Jigjiga Online Market oo balan ku qaadey in ay goobta aad ilaa hada ku murugoonayso kuugu keento alaabta aad u baahan tahay .

Gaadhsii una dir fariintan zaxiipka sidado kale camal wali u murugsan.
Facebook:Jigjiga Online Market

 Waxay shirkada JOM ugu bushaaraynaysa Hablaha ku nool caasimada DDSI in ay idii  hayso   oo aad ku helayso   laguuguna ...
10/06/2018


Waxay shirkada JOM ugu bushaaraynaysa Hablaha ku nool caasimada DDSI in ay idii hayso oo aad ku helayso laguuguna keenaayo hadba goobta aad ku sugan tahay.

adiga oo la isticmaalaya Taleefankaaga gacanta
by Messege

   Macmiil Waa saacadihii Xaragada Ragga ee  H**e usoo gaadh Tiro koopan ayaa hadhay.Qimahu waa : Br.175 and Br.125 +  K...
05/06/2018


Macmiil Waa saacadihii Xaragada Ragga ee
H**e usoo gaadh Tiro koopan ayaa hadhay.

Qimahu waa : Br.175 and Br.125 +

Ku iibso online kana iibso jigjiga online market

— Products shown: Saacadaha Ragga and .

— Products shown: Saacadaha Ragga and Saacadaha Ragga.

30/05/2018

Macmiil Ku xidhnoow Suuqa Casriga ee JOM Jigjiga Online Market Marwalba Meelwalba

Address

Qabalaha 20 Aad
Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jigjiga Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category