Dumar-billa

Dumar-billa Qurxinta jidhku waa qayb kamid ah nadaafadda.

19/10/2022

Asc waan idin salaamaynaa dhammaan macaamiisha sharafta leh. Salaan kadib waxaan idinla socodsiinaynaa, inaan goobtii h**e ee ka beddelnay dukaankii, una beddelnay .

Waxaad nagala socon kartaan goobteenna cusub ee . Marka soo dhawaada dhammaan macaamiisheenna sharafta leh gacmo furan.

Noogu imo adeeg hufan & waji furanba.

Subax wanaagsan macmiil soo dhawaada.
22/09/2022

Subax wanaagsan macmiil soo dhawaada.

Waa diyaar
21/09/2022

Waa diyaar

20/09/2022

Bishaaro Bishaaro Bishaaro.

Waxaan dhammaan ugu bishaaraynaynaa dumarka soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa xiiseeya, quruxda jidhkooda. Inaan idiin furnay goob lagu magacaabo .

Goobtaas oo aad ka heli karto dhammaan daawooyinka dumarku isku qurxiyaan, sida: kareemada iyo noocyo kaleba. Waxaadna ku heli haddii Alle idmo qiimo ku raali galiya.

Marka ha moogaan oon lagaaga h**eyn ee horay usoo gaadh .

Goobta: Jigjiga kasoo horjeedka Saadaasha Hawada.
Wixii faahfaahin intaas dheer waxaad kala xidhiidhi kartaa lambarkan hoose:
+251915249825.

Address

Mersin Galgalo
Jijiga

Telephone

+251915249825

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dumar-billa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dumar-billa:

Shortcuts

Share