Xasan muxumed emay g/bed

Xasan muxumed emay g/bed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xasan muxumed emay g/bed, Shopping & retail, Ji, Jijiga.

Eid mhbarak dhaman musliminta calamka melkasta jigtan
09/04/2024

Eid mhbarak dhaman musliminta calamka melkasta jigtan

25/03/2024
16/03/2024

Magaceygu waa Nastexo Axmad waxan jiraa 22 sano Sanadkan ayan gali rabaa 22 hadii aan nolol Ku garo waxan kugu dhaariyaay Allaah xanuunada keena dadkana ka cafiya waxan fariinteyda kaga dhigay mid qoortaada gashan oo aamaano Kugu ah sacadan eey ku soo gaartay laga bilabo ila Qiyamaha ka dhaco markad furto fariintan ilaah baan kugu dharshaye sii faafi waxaan jooga wadanka india waxa lega helay cudurka dilaga ah EE cansarka๐Ÿ˜ญ.

Daawo kasta wa isticmalay an ka aheen dawada ducadinaa oon manta soo doontay xaaladada alleh ha hagajiiyo towxiidkana allah ha kugu dilo janadana booskaga allaah hakaga dhigo mantaa hadad ducadiina iigu kala harin wana soo shegi doonaa hadba heerku uu igu gaaro xanuunkan ihayo Haadan dhintana cafis iyo masamax iyo naxariis raabi isoo weeydiya dhamaantina allaah ha idin jeclaado hadaad naxriis ledahay si walalaha Muslimiinta ah igu duceyaan sii faafi fariinteyda wall aduunka wax Lesku yahay isoo duceey ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญfariinteyda sii gudbi ุฑู…ุถุงู† ูƒุฑูŠู…

25/11/2023
28/08/2023

Hambalyo ayaan leenahay 5tii qof ee ugu falcelinta badnaa (reactions) tartankii sawiraanta. Qofkiiba waxaan ku abaalmarinaynaa ETB2000. Waan u mahadcelinaynaa dhamaan macaamisha ka qayb qaadatay.
Ku xidhnow Bogga E-Sahal Wallet si aad ula socoto challengs/Tartanno noocan oo kale ah. Mahadsanidiin.

Ku adeego E-Sahal Wallet
Garaac *676 #
Lasoo deg Appka E-Sahal Wallet
๐๐‹๐€๐˜ ๐’๐“๐Ž๐‘๐„:
https://play.google.com/store/apps/details...
๐€๐๐๐‹๐„ ๐’๐“๐Ž๐‘๐„:
https://apps.apple.com/us/app/esahal-wallet/id6444482832

02/06/2023

Nabigeennu ๏ทบ wuxuu nagula dardaarmay in aan salligiisa badinno maalinka barakeysan ee Jimcaha. Wuxuu yiri โ€œMaalmihiinna waxaa ugu fadli badan maalinka Jimcaha, ee badiya in aad igu sallisaan, waayo waa la ii soo bandhigayaa salligiinna

haguulaysto urdugan
17/05/2023

haguulaysto urdugan

Address

Ji
Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Telephone

+251927816349

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasan muxumed emay g/bed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share