Suuq S

Suuq S Sell, Buy and Deliver in East Africa (Ethiopia, Kenya, Somalia & Djibouti).

Ma leedahay Cafeteria ama Hotel Cunto?Ma doonaysa nidaam aad ku maamulato iibka ay samaynayso meheradaada, diwaangalinta...
11/08/2026

Ma leedahay Cafeteria ama Hotel Cunto?
Ma doonaysa nidaam aad ku maamulato iibka ay samaynayso meheradaada, diwaangalinta kharashaadka kaa baxaya, ogaanshaha in aad faa'iideyso ama khasaarayso oo maalinle ah, isticmaal Suuq POS.

https://pos.suuq-s.com

Mudo 6 bilood ah si bilaash ah ugu shaqayso.

Maalin kasta oo Sabti ah ama Axad ah, wixii caawin ah lasoo xidhiidh Whatsapp kan: +251915333513 adiga oo qoraal kaliya soo diraya, si laguugu soo jawaabo.

πŸ“£ Jigjiga Cafes & Restaurants β€” this one is for you!β˜•πŸ½οΈ Run your cafe or restaurant the smart way with Suuq POS β€” a Quic...
10/08/2026

πŸ“£ Jigjiga Cafes & Restaurants β€” this one is for you!

β˜•πŸ½οΈ Run your cafe or restaurant the smart way with Suuq POS β€” a Quick Service Restaurant POS built for speed.

🎁 6 MONTHS FREE TRIAL β€” start today, pay nothing!

βœ… Fast order taking & billing πŸ–¨οΈ Thermal printer support β€” instant receipts πŸ–₯️ POS monitor included πŸ“Š Track orders, receipts & expenses daily

Maqaayadaha iyo Kafateeriyada Jigjiga! Ka maamul ganacsigaaga si casri ah β€” dalabyada, rasiidhada iyo kharashaadka, dhammaan hal meel.

🎁 6 BILOOD OO BILAASH AH β€” bilow maanta, lacag la'aan!

πŸ”— Isku day demo-ga / Try the demo: 🌐 https://pos.suuq-s.com πŸ‘€ User: cashier.qsr πŸ”‘ Password: 12345678

πŸ“² WhatsApp: +251 915 333 513 πŸ‘‰ https://wa.me/251915333513

Suuq POS portal for catalog, orders, staff, wallet visibility, moderation awareness, and analytics.

31/03/2026

Sell or Buy a Property
Suuq S 091 533 3513

31/03/2026

Sell or Buy a Property.
Suuq S 091 533 3513

30/03/2026

Iibi ama iibso Dhul ama Guryo.
Suuq S: 091 533 3513

Waxaa loo baahanyahay- Boos iib ah- Ku yaala JigjigaHaddii aad hayso, lambarkan hoose ee Whatsapp ka waxaad kusoo dirta:...
27/03/2026

Waxaa loo baahanyahay

- Boos iib ah
- Ku yaala Jigjiga

Haddii aad hayso, lambarkan hoose ee Whatsapp ka waxaad kusoo dirta:

- Dherarka iyo Balaca Booska oo Mitir ah
- Qiimaha aad ku rabto oo aakhir ah
- Jid in uu haysto
- Sawirka Booska haddii aad hayso iyo faahfaahino kale.

Sidoo kale waxaad soo diri karta: Guri (Kiro ama iib ah) iyo Gaadhi (Kiro ama Iib ah) iyo wax kasta oo aad iibinayso.

Whatsapp: 091 533 3513

Waxaad soo booqan karta Xafiiska Suuq S ee ku yaala Dabaqa 1aad ee Khuuriye ee kasoo horjeeda Taalada Sayidka ee Cusub.

27/03/2026

Suuq S - Your Marketplace.

Get the app and start to sell it right now.

Waxaa loo baahanyahay:- Guri Kiro ah- Ka kooban 8 qol- Laga dhigi doono Cilaaj- Guryaha sida Service ka oo kale udhisan ...
27/03/2026

Waxaa loo baahanyahay:

- Guri Kiro ah
- Ka kooban 8 qol
- Laga dhigi doono Cilaaj
- Guryaha sida Service ka oo kale udhisan ayaa la door-bidaya
- Xaafadaha la door-bidayo: Harar Kela, Sheekh Nuur Ciise
- Magaalada Jigjiga
- Qiimaha lagu rabo: 60,000 ETB

Lambarkan kasoo xidhiidh haddii aad hayso, dhinaca Whatsapp ka oo kaliya: 091 533 3513

26/03/2026

Suuq S - Your Marketplace

21/03/2026

Your Complete Online Marketplace in East Africa (Ethiopia, Somalia, Kenya & Djibouti).

Address

Sayidka
Jijiga
210

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuq S posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suuq S:

Shortcuts

Share