Pageka Sualaha kaliya

Pageka Sualaha kaliya Education is the key of light.! Pagekaan waxan usameeyay sualaha kaliya. Hadii aad hayso suaal, pagekaan ayad kuqori kartaa. Wcs

29/06/2016

SUAL: Waxat shegtaa wax marka aad qaado, waa madow. Marka aad isticmaleysano, waa gaduud/casaan. Marka aad bogto isticmaalkiisana waa Cadaan.

29/06/2016

SUAL: Waxat shegtaa surada kaliya ay laba ayadood uhore aynan shaqlaneen?

29/06/2016

SUAL: Waxat shegtaa waalka ay laba nin wax kuwatha shuban karin? Sharcigana uu diiday.

27/06/2016

SUAL: Waxat shegtaa wax markab qaathi kara musbaarna aan qaathi karin

23/06/2016

SUAL: Waxat shegtaa wax aad ujeceshahy aduunka. Manalahadli kartid, hadii aad lahadasho, dadka oo dan waxay kuu malaynayaan inaad walantahy

18/06/2016

SUAAL-- Waxat shegtaa wax kaa yar oo kaa dar badan?

Address

Bula Qadiim (bula Punda)
Garissa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pageka Sualaha kaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category