20/08/2026
Marnaba ma ilaabi doono maalinkii aan kula kulmy maalinkii ugu horeysay ee aan kula hadlay iyo daqiiqaddii aan ku bartay anigoon ogeyn inaad noqon doonto qofka ugu qaalisan qalbigayga Wax walba si lama filaan ah ayay ku bilaabmeen balse maanta waxaad tahay qofka ugu badan ee maskaxdayd iyo qalbigayga ku nool Hadalkaaga wuxuu i siiyaa deganaansho daryeelkaaguna wuxuu i dareensiiyaa inaan ahay qof nasiib badan Mar kasta oo aan kula hadlo qalbigaygu wuxuu dareemaa farxad aan ereyo lagu cabiri karin waxaana illaawaa murugadii iyo culayskii noloshayda......❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸