Ilays Adult School

Ilays Adult School Ilays Adult School waa xaruun waxbarasho ee dadka waaweyn, ahna midii ugu horeysey lagu hergeliyo deegaanada KGS.

wixii faah-faahin ah kala xirii: 614012529/618939266

๐Ÿ“ข OGEYSIIS       Ilays Adult School ๐Ÿ“š Fasalada Primary & Dugsiga Sare๐Ÿ“ Isdiiwaangelintu way furan tahay!Horey u gaar โ€” M...
01/09/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS

Ilays Adult School

๐Ÿ“š Fasalada Primary & Dugsiga Sare

๐Ÿ“ Isdiiwaangelintu way furan tahay!

Horey u gaar โ€” Mustaqbalkaaga maanta dhis.
โ€œAqoontu way ka sarreysaa daโ€™da.โ€

๐ŸŽ“ HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8-AAD ๐ŸŽ“Maamulka iyo Macallimiinta Ilays Adult School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan d...
26/08/2026

๐ŸŽ“ HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8-AAD ๐ŸŽ“

Maamulka iyo Macallimiinta Ilays Adult School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda fasalka 8-aad oo maanta ku guuleystay natiijooyin aad u wanaagsan. ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘

Waxaan idin ku bogaadinaynaa dadaalkiinna iyo guusha aad gaarteen, waxaana idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š

๐ŸŽ“ Waxaan idinku dhiirrigelinaynaa inaad si kalsooni leh u sii waddaan waxbarashada dugsiga sare, si aad u gaartaan himilooyinkiinna iyo riyooyinkiinna.

Hambalyo dhammaantiin! Guushu waa bilowga mustaqbal wanaagsan. โœจ

โ€” Maamulka iyo Macallimiinta Ilays Adult School

HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8แดฌแดฌแดฐMaamulka iyo Bareyaasha Dugsiga  Ilays Adult School wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ...
18/06/2026

HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8แดฌแดฌแดฐ

Maamulka iyo Bareyaasha Dugsiga Ilays Adult School wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda fasalka 8๐š๐š๐ ee uu maanta si guul leh ugu soo idlaaday Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee ay qaadaysay .

Waxaan idiin rajaynaynaa natiijo aad ku faraxdaan.

#๐—œ๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜

#๐˜ˆ๐˜ฅ๐˜ถ๐˜ญ๐˜ต๐˜ด๐˜ฉ๐˜ฐ๐˜ฐ๐˜ญ

16/06/2026

Norta Ibrahim Abdi oo ka mid ah ardada sanadkaan u fadhiisatey imtixaanka fasalka 8aad 2025-2026 ayaa dareenkeeda ku aadan imtaxaanka DGKGS ka hadashey.

Ilays Adult School

15/06/2026

Hassan nor Aadan oo ka mid ah ardada Ilays Adult School sanadkaan u fadhiisaneysa imtixaanka fasalka 8aad ayaa dareenkiisa ku aadan imtaxaanka DGKGS ka hadaley.

14/06/2026

Raxma Abdullahi Mukhtaar oo ka mid ah ardada Ilays Adult School sanadkaan u fadhiisaneysa imtixaanka fasalka 8aad ayaa dareenkeeda ku aadan imtaxaanka DGKGS ka hadashey.

Qeybta Hadiyadaha๐™ˆ๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ˆ๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐™ก๐™–๐™ฎ๐™จ ๐˜ผ๐™™๐™ช๐™ก๐™ฉ ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก ๐™–๐™ฎ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐™Ÿ๐™ž๐™๐™š๐™ฎ๐™ฃ, ๐™™๐™๐™ž๐™ž๐™ง๐™ง๐™ž๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™™๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™—๐™ฉ๐™–๐™ฎ ๐˜ผ๐™ง...
12/06/2026

Qeybta Hadiyadaha
๐™ˆ๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ˆ๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐™ก๐™–๐™ฎ๐™จ ๐˜ผ๐™™๐™ช๐™ก๐™ฉ ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก ๐™–๐™ฎ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐™Ÿ๐™ž๐™๐™š๐™ฎ๐™ฃ, ๐™™๐™๐™ž๐™ž๐™ง๐™ง๐™ž๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™™๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™—๐™ฉ๐™–๐™ฎ ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– 8-๐™–๐™–๐™™ (๐™‡๐™š๐™ซ๐™š๐™ก 3), ๐™ ๐™ช๐™ฌ๐™–๐™–๐™จ ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™›๐™–๐™ง๐™ž๐™ž๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™™๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™– ๐™„๐™ข๐™ฉ๐™ž๐™ญ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™Ž๐™๐™–๐™๐™–๐™–๐™™๐™ž๐™œ๐™– ๐™–๐™ ๐™š๐™š ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™ ๐™‚๐™ค๐™—๐™ค๐™ก๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ๐™†๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™›๐™ช๐™ง ๐™‚๐™–๐™ก๐™—๐™š๐™š๐™™ ๐™Ž๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii ardayda loogu dhiirrigelin lahaa dadaalka waxbarasho, ilaalinta anshaxa wanaagsan, kalsooni ku qabista naftooda, iyo u diyaar-garowga imtixaanka si hufan oo guul leh.
Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxay ardayda u rajeeyeen guul iyo natiijooyin wanaagsan, iyagoo ku boorriyey inay muujiyaan dadaalkii iyo aqoontii ay soo barteen muddadii waxbarashada.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya.

Q2:๐™ˆ๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ˆ๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐™ก๐™–๐™ฎ๐™จ ๐˜ผ๐™™๐™ช๐™ก๐™ฉ ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก ๐™–๐™ฎ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐™Ÿ๐™ž๐™๐™š๐™ฎ๐™ฃ, ๐™™๐™๐™ž๐™ž๐™ง๐™ง๐™ž๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™™๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™—๐™ฉ๐™–๐™ฎ ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– ...
12/06/2026

Q2:
๐™ˆ๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ˆ๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐™ก๐™–๐™ฎ๐™จ ๐˜ผ๐™™๐™ช๐™ก๐™ฉ ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก ๐™–๐™ฎ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐™Ÿ๐™ž๐™๐™š๐™ฎ๐™ฃ, ๐™™๐™๐™ž๐™ž๐™ง๐™ง๐™ž๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™™๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™—๐™ฉ๐™–๐™ฎ ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– 8-๐™–๐™–๐™™ (๐™‡๐™š๐™ซ๐™š๐™ก 3), ๐™ ๐™ช๐™ฌ๐™–๐™–๐™จ ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™›๐™–๐™ง๐™ž๐™ž๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™™๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™– ๐™„๐™ข๐™ฉ๐™ž๐™ญ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™Ž๐™๐™–๐™๐™–๐™–๐™™๐™ž๐™œ๐™– ๐™–๐™ ๐™š๐™š ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™ ๐™‚๐™ค๐™—๐™ค๐™ก๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ๐™†๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™›๐™ช๐™ง ๐™‚๐™–๐™ก๐™—๐™š๐™š๐™™ ๐™Ž๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii ardayda loogu dhiirrigelin lahaa dadaalka waxbarasho, ilaalinta anshaxa wanaagsan, kalsooni ku qabista naftooda, iyo u diyaar-garowga imtixaanka si hufan oo guul leh.
Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxay ardayda u rajeeyeen guul iyo natiijooyin wanaagsan, iyagoo ku boorriyey inay muujiyaan dadaalkii iyo aqoontii ay soo barteen muddadii waxbarashada.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya.

๐™ˆ๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ˆ๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐™ก๐™–๐™ฎ๐™จ ๐˜ผ๐™™๐™ช๐™ก๐™ฉ ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก ๐™–๐™ฎ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐™Ÿ๐™ž๐™๐™š๐™ฎ๐™ฃ, ๐™™๐™๐™ž๐™ž๐™ง๐™ง๐™ž๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™™๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™—๐™ฉ๐™–๐™ฎ ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– 8-๐™–...
12/06/2026

๐™ˆ๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ˆ๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐™ก๐™–๐™ฎ๐™จ ๐˜ผ๐™™๐™ช๐™ก๐™ฉ ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก ๐™–๐™ฎ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐™Ÿ๐™ž๐™๐™š๐™ฎ๐™ฃ, ๐™™๐™๐™ž๐™ž๐™ง๐™ง๐™ž๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™™๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™—๐™ฉ๐™–๐™ฎ ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– 8-๐™–๐™–๐™™ (๐™‡๐™š๐™ซ๐™š๐™ก 3), ๐™ ๐™ช๐™ฌ๐™–๐™–๐™จ ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™›๐™–๐™ง๐™ž๐™ž๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™™๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™– ๐™„๐™ข๐™ฉ๐™ž๐™ญ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™Ž๐™๐™–๐™๐™–๐™–๐™™๐™ž๐™œ๐™– ๐™–๐™ ๐™š๐™š ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™ ๐™‚๐™ค๐™—๐™ค๐™ก๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ๐™†๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™›๐™ช๐™ง ๐™‚๐™–๐™ก๐™—๐™š๐™š๐™™ ๐™Ž๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii ardayda loogu dhiirrigelin lahaa dadaalka waxbarasho, ilaalinta anshaxa wanaagsan, kalsooni ku qabista naftooda, iyo u diyaar-garowga imtixaanka si hufan oo guul leh.
Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxay ardayda u rajeeyeen guul iyo natiijooyin wanaagsan, iyagoo ku boorriyey inay muujiyaan dadaalkii iyo aqoontii ay soo barteen muddadii waxbarashada.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya.

@๐—œ๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น

Ogeysiis Muhiim AhWaxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo maamulka dugsiyada in imtixaankii loo qorsheeya...
11/06/2026

Ogeysiis Muhiim Ah

Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo maamulka dugsiyada in imtixaankii loo qorsheeyay inuu qabsoomo uu dib u dhacay hal maalin sababo la xiriira farsamo awgood.

Sidaas darteed, imtixaanku wuxuu si rasmi ah u bilaaban doonaa:

15-ka โ†’ 18-ka bisha

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays Adult School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share