Jowle Enterprises

Jowle Enterprises ^^WELCOME TO JOWLE ENTERPRISES--
Stationery, electronics,furniture,&digital satellite renting and buying of cars,houses .

free delivery free installation >[email protected] waxaad kahelaysaa companyga jowle enterprises qalabka xafisyada oo kumbuleed ah sida stationeryga ,furnitures,iyo dhamaan electronics noocyadiisa kaladuwan ..waxaana lagu gaynayaa alaabtaada meelkasto aad kajoogto deeganada puntland ama gaar ahaanba somalia oo dhan wuxuuna companyga fadhigiisa ugu wayn yahay magaaalada bosaaso xaruntisa labaadna ay kutaala garowe >>gacmo furan kuso dhawaada iyo qiima jaban

Designs ka caalamka xafisyadisa wan dalbayna hadi laso codsado..
27/12/2016

Designs ka caalamka xafisyadisa
wan dalbayna hadi laso codsado..

22/12/2016
BIGGEST SHOWROOM IN PUNTLAND             COMING UPwaxaa macaamisha sharafta leh ee shirkada jowle Enterprise loogu bisha...
21/12/2016

BIGGEST SHOWROOM IN PUNTLAND
COMING UP
waxaa macaamisha sharafta leh ee shirkada jowle Enterprise loogu bishaaraynayaa in xarunteeda garowe laga furayo sanadka cusub 2017 janaury mall casri ah kasoo aad ka heli doontan dhamaan adeegyada soo socda
> Home furniture sida sariiraha jiifka, miisaska qadada,fadhiyo casri ah, kuraasta cafateriyada oo casri ah.
>Office Furniture sida kuraasta, miisaska, armaajooyinka iyo agab xafiiska oo dhamastiran.
>Electronic sida lcd TV 32,43,55 inch, printers, computers, etc
> Mootoyin casri ah 2017 oo qiima jaban.
Bisha ugu horaysa waxan qiima dhimis dhan 25% off ah bn samayn doona.
KA FAAIDAYSI WANAGSAN

Address

Bosaaso Main Airport Road , Ex-five Star Hotel
Boosaaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jowle Enterprises posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jowle Enterprises:

Share