05/09/2026
Macmiil baahidaada oon daboolno waa waajibkayaga.
Bahda Apple Cosmetics waxay kuu keentay taleefanadan oo baahiwayn looqabay maadaama dadkeenu ubadan yahay baadiyaha waxay ka anfacayaan inaad ehelkaaga si joogto ah ula xidhiidho.
Fadlan qaado uu hadyadee ehelkaagii aad iswaydeen ee miyiga joogay.