Amira online herpal

Amira online herpal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amira online herpal, Shopping & retail, nafaqo, Burco.

15/09/2019
1) creamka finanka biiya2) Saabuunta wajiga iyo jidhka avocado soap 3) aloe lotion creamka qofka wajiga saliida ku leh 4...
13/09/2019

1) creamka finanka biiya
2) Saabuunta wajiga iyo jidhka avocado soap
3) aloe lotion creamka qofka wajiga saliida ku leh
4) Propolis cream waa ka biinaya Gud-guduudka wajiga gaar ahaan gudguduudka ay keeneen kimikada marka la isticmaalayo waa in qofku wajiga nadiifiyo gaar ahaan mid loogu tala galay oo shirkadeenu hayso ayaa jira
waxaana la dhahaa aloe cleansing
5) scrub waa creamka biinaya wajiga daldaloolka , kana dhigaya wajiga mid siman

13/09/2019

1) creamka finanka biiya
2) Saabuunta wajiga iyo jidhka avocado soap
3) aloe lotion creamka qofka wajiga saliida ku leh
4) Propolis cream waa ka biinaya Gud-guduudka wajiga gaar ahaan gudguduudka ay keeneen kimikada marka la isticmaalayo waa in qofku wajiga nadiifiyo gaar ahaan mid loogu tala galay oo shirkadeenu hayso ayaa jira
waxaana la dhahaa aloe cleansing
5) scrub waa creamka biinaya wajiga daldaloolka , kana dhigaya wajiga mid siman

  ka cabanaysaa lafaxanuun?  xanuunan kala gowsyada?  xanuunan seedihu?  xanuunan murquhu?  dareenta daal jogto ah?hadii...
24/08/2019

ka cabanaysaa lafaxanuun?
xanuunan kala gowsyada?
xanuunan seedihu?
xanuunan murquhu?
dareenta daal jogto ah?
hadii jwbtu tahay haa intaas mid ka mid ah
waxaan kuu keenay
dawadii intaas ka dawaynaysay
oo aan wax chemical ah lahayn
taas oo laga sameeyay dacar saafi ah o aan wax chemical lahayn oo dabici ah
lagagana keenay
USA
soona martay taya dhawr caalamiga ah ee marekan
kala xiriir wixii faah faahin ah whatsapp call
+252633903476

sharaf badan hala dhaafin page keena share and like mahadsanidiin

ku soo dhawoow   Amira online herpal waxay idin keentay wax soo saar la hubowax tarkiisa  100%wax soosarka company   liv...
21/08/2019

ku soo dhawoow Amira online herpal
waxay idin keentay wax soo saar la hubo
wax tarkiisa 100%
wax soosarka company living.products
vitolize woman
wa kaniin u fiican dumarka u kordhinaya hormonka
ka ilaalinaya dowra wareerka
dhalma la.aanta xanuunada ku dhaca kalyaha waxuuna kor u qaadaya habdhiska
waxuuna ka ilaalinayaa gabowga lafaha xanuunka
man
vitamins u wanaagsan ragga
kana caawinaysa kalya xanuunka igfashinka dhalma la.aanta iyo wixii xanuun ku dhaca kaadi maraynka
kala xiriir 00252633903476

ka mid noqo macmiisha ku xiran    Amira herpal taasoo kaa haqabtiraysa baahiyaha nolosha Sida alaabo herbal ah oo isug j...
15/08/2019

ka mid noqo macmiisha ku xiran Amira herpal taasoo kaa haqabtiraysa baahiyaha nolosha
Sida alaabo herbal ah oo isug jira
*daawooyinkii kaa bi,inayay finanka
*daawooyinkii kaa bi,inayey haaraha
*daawooyinkii kaa bi,inayey dhiig roorka
*daawooyinki kaa bi,inayey qodqodka
*daawooyinki kaa bi,inayey dufanka wajiga
*daawooyinkii wajiga qalalan qoynayey
*daawooyinkii qodqodka ama godgodka
*daawooyinkii xasaasiyada wajiga
*daawooyinkii canbaarta soo noqnoqota
*daawooyinkii qawadka
*daawooyinki ciriddhiiga iyo dhamn afka
*daawooyinkii murqo xanuunka iyo lafaha
*daawooyinkii soocelinayey muuqagi tagay
*daawooyinkii looga hortago gabowga
*daawooyinkii laysku caataynayey
*kuwo kaa dhimaya misanka guud
*kuwo kaa jaraya meelo gaar ah soda caloosha
*daawooyinkii gaaska
*daawooyinkii lafaha dhareerka siinaya
*daawooyinkii calciumka qofka ay Ku yartahy
*daawooyinkii ugxanta kor uqaadaysy rag iyo dumar
*daawooyinkii kor uqadayey hormonada
*daawooyinkii caada warerka
*daawooyinkii bidaarta iyo nafaqada timaha
*daawooyinkii kor uqaadayo misanka caruurta iyo dad waa weynba ah
Intaas iyo inka badan ba waa haynaa hadana h**e ugaar Amira herpal
FG (meelkasta oo aad joogto waad ka helysaa si online ah )
Kale xiriir wixii faah faahin 002633903476

Address

Nafaqo
Burco
AMIRAONLINEHERPAL

Telephone

+252633993476

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amira online herpal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share