Dr Ahmed jaaburaawi

Dr Ahmed jaaburaawi sponsors Recomendations

20/08/2022
02/08/2016

7 Cunto Oo La Dagaalama Hargabka Iyo QabowgatweetMaraqa Doorada/Digaaga (Chicken Soup): Maraqa laga sameyo doorada/digaaga ayaa u roon hargab marku kugu dhaco. Aqoon baaris ayaa sheegeysa in maraqa digaaga oo kulul uu hormariyo waxtarka timaha sankaku yaal ‘cilia’, kuwaaso ka ilaaliya in bakteeriyada iyo virus inaad qaadid.Toon (Garlic): Hadey kaa heyso inaa cuntid toon, waxa ku darsan karta maraqa ama cuntada kale aad sameysatid in fiican. Toonta ayaa nafis jirkaga ka helaa hargabka.Malabka: Xabeebta wuu u fiican yahay malabka , hadii aad leedahay dhuun cun cun ama riiraxyo waa mid aad ugu wanaagsan malabka wuuna daaweeyaa hadii aad joogteyso. malabka waxuu hodan ku yahay maadooyinka enzymes iyo fiitamiino. Malabka saafida ah waxa uu jirka ka ilaaliya jeermiska.Sanjabiil (Ginger): Calool xanuun?lalabo? Sanjabiisha ayaa ah daawo guri taasoo had iyo goor kajabisa xanuunada yaryar. Daraasad ayaa sheegeysa in uu dajiyo huritaanka jirka uu ku sameeyo hargabka isla markana qandhada ka dajiyo.Shaah Kuleel (Hot Tea): Shaaha cagaarka aha ama kan madow rinjiga ah ayaa ka dajiya xanuunkaiyo cuncunka dhuunta. Cilmi baarayaasha jaamacada Harvard ayaa daraasad ay sameeyeen ku ogaaday 5 koob oo shaah ah oo maalintii la cabo inay jirka ka difaacdo hargabka iyo jeermiska. Shaaha aad cabayso ku darso qaando malab ah iyo liindhanan.Qorfaha(cinnamon): qorfuhu waxaa uu leeyahay faaidooyin badan oo dhanka caafimaadka ah waxaana ka mid ah inuu dilo bakteeriyada gaar ahaan kuwa dhuunta iyo hawo mareenka.Moos (Banana): Mooska ayaa caloosha u fiican, caloosho socotana hargabka ayey ka dadajisaa waliba caruurta. Sidoo kale mooska ayaa u fiican lalabada, mataga, iyo calool qushqushka.

27/07/2016

page ka rasmiga ah

Address

Togdheer
Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ahmed jaaburaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category