๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ

  • Home
  • Somalia
  • Burco
  • ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ

๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ Ku soo dhawoow ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ oo ah
Meherad online ah oo ku sahlaysa inaad
si fudud kudukamaysan karto adiga oo
jooga burigaaga ama goobta shaqo.

07/08/2026

Alaabtan shein ayan uga dalbay Customer wx yarna wu ka maqna 11 cisho ugu yimid
Idinkana wa laydinka dalbaya ee so dheer yanu ka xidhmin orderki qalinjabinta aya socde๐Ÿ‘๐Ÿป

07/08/2026

Mnchlha alaab aya ino timid taas o chine uga so adeegnay inan ganacsatada kuso biirtay si hagar la an ah aanu ugu so adeegnay ilahay haw barakeeyo ganacsigeda idinkana wan idinka so adeegi karta meel kasta oo aad joogtana alabtada wey kugu imanaysa ee so dhawaada๐Ÿ‘๐Ÿป
Numberka whatsupka :063-8258845

06/04/2026

Sheeladihi kariska aha wey ino yimaden wax yar ayaana ka hadhay so dheereeua

01/12/2025

1/12/2024 cawo kale waxa aan aasasay ganacsigayga o magaciisuna u yahay *Wacan Online* ugu horayn waxa mahad odhan u sugnaatay rabi subxana watacaala oo i ogolaaday fikirkana igu dheliyey inan asaaso marka labaad dhaman asxabtayda sharafta leh ee igu garab istaagey inan manta halkan so gaadho iyaga laโ€™antodna aanu si jiri lahayn wacan ta iminka la yaqaan ilahay waxan ka baryaya sanado badna inanu wada jirno aniga iyo wacan idinkuna aad igu garab istaagtin sida marki horeba igu garba istaagteen dhamantin wan idin jecelahyโฃ๏ธ๐Ÿซถ๐Ÿป โค๏ธ

18/11/2025

Kani wa mini bokhourk waxad aragteen cadarki qisa miyad aragten ama uriseen cuudkisa!? Cuudkan halka kartoon waxa ku jira 12 xabo waxad haysanaysa 6-12 month cuudkan wlhi hadal ma karaayo qof uriyey ama isticmalay cuudka wadamada khalijka uunba ka sheekayn kara urtisa waxad arkaysa inu yahay original scan ka xaga sare kagag dhagsan markiba wuxu kuso saaraya meesha laga leyahay ama so saartay hadaba kaalay o yaan laga dhamaysan wax yar ayan ka keenaye

Asc customerkayga qurxda badan order aya manta furmay discount ayan idin geliyey kaas o ah wax kasta o aad dalbatid wax ...
17/11/2025

Asc customerkayga qurxda badan order aya manta furmay discount ayan idin geliyey kaas o ah wax kasta o aad dalbatid wax kg ah laydinkama qaadi doono Keliya so dalbo wana 24h cidi ka faidaysta uunba u dalbaya wakhtiga yar awgi ka faidayso wana shein keliya kuma jiran apps ki kaleโœ…๐Ÿ‘๐Ÿป

30/10/2025

Mnchlha sida sharafta leh ee u dhamaysayen ayan idinka mahadcelinaya inshlha kuwa ka shidan canfarawigi ayan idin keenaya e diyae ahaada๐Ÿ›๏ธ๐Ÿ‘๐Ÿป

Dirac sharafti nogu imow๐Ÿ“Buroaโ˜Ž๏ธ063:8258845
29/10/2025

Dirac sharafti nogu imow
๐Ÿ“Buroa
โ˜Ž๏ธ063:8258845

So dhawaada o hada dalbo
26/10/2025

So dhawaada o hada dalbo

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share