Capital transportation company CTC

Capital transportation company CTC Capital Transportation Company (CTC)
Providing reliable vehicle rental, transport, and logistics solutions across Somalia. Reliable. On Time. Every Time.

21/01/2026

123 Followers, 11 Following, 1703 Likes - Watch awesome short videos created by Capital Transportation Company

🚗 CTC – Kiraynta Gaadiidka Casriga ahCTC waxay idin haysaa kiraynta gaadiid kala duwan oo raaxo leh, sida Toyota Land Cr...
18/01/2026

🚗 CTC – Kiraynta Gaadiidka Casriga ah

CTC waxay idin haysaa kiraynta gaadiid kala duwan oo raaxo leh, sida Toyota Land Cruiser V8, Toyota Hilux, Land Cruiser VX, Surf 4×4, iyo sidoo kale baabuurro yaryar oo casri ah sida Camry, Noah iyo Wixii la mida.
Gaadiidka waxaa loo kireynayaa 2 qaab: ✅ Iyadoo ay wataan darawallada CTC
✅ Ama haddii cidda kireysanaysa ay iyadu kaxaysanayso.
📞 Nala soo xiriir:
☎️ +252 906 794 704
📧 [email protected]

16/01/2026
05/01/2026

Prosperity and continuous growth.
Capital Transportation Company (CTC) remains committed to delivering reliable, timely, and professional transportation services across Somalia.
Capital Transportation Company (CTC)
Reliable Transport. On Time, Every Time.

Shirkadda dhismaha ee Albashid Construction Company - ACC  waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa doorka muuqda ee ay ka qaad...
24/06/2025

Shirkadda dhismaha ee Albashid Construction Company - ACC waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa doorka muuqda ee ay ka qaadatay dhismaha wadada cusub ee u dhaxaysa Sunujiif iyo Garoowe. Annaga oo ah gadiidleyda deegaanka, waxaan dareennay farqi weyn iyo fududeynta socdaalka, kaddib dhibtii ballaaran ee aan kala kulmi jirnay wadadii h**e oo si weyn u burburtay.

Wadadan cusub ayaa runtii tusaale u ah horumar muuqda, waxaana ay ka tayo sarreysaa wadooyin badan oo h**ey dalka looga dhisay. Tani waxay caddeyneysaa in ACC ay tahay shirkad leh khibrad, xirfad iyo daacadnimo.

Waxaan si gaar ah ugu baaqaynaa Dawladda Puntland in ay si buuxda u garab istaagto oo u dhiirrigeliso shirkadaha sida Albashid Construction oo kale ah, kuwaas oo si hufan u gutay waajibaadkoodii. Sidoo kale, waxaa lagama maarmaan ah in mashruucyada dhismaha wadooyinka mustaqbalka lagu aamino shirkado tayo leh, si loo xaqiijiyo horumar waara oo la taaban karo.

02/11/2024

Shirkada kiraynta baaburta iyo Dalxiiska Gobolada puntland Galmudug iyo khaatumo state

Address

1 August
Garowe
25254

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Capital transportation company CTC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share