Najax Spare parts

Najax Spare parts Najax Spare parts Waa Xarun iibisa Nooc walba Rinjiyada Baabuurta ah, Sido kalana waxay iibisa qalabka Baabuurta.

Location: Somalia-Guricel-Galmudug
Nagala So xiriir Tell:619747010

Najax Spare parts waa halkaay  ku dhanyihiin Dhamaan Baahiyahaaga Adeeg iyo Farsamo ee baabuurta"Contact us 61 9747010 L...
13/07/2026

Najax Spare parts waa halkaay ku dhanyihiin Dhamaan Baahiyahaaga Adeeg iyo Farsamo ee baabuurta"

Contact us 61 9747010
Location: Opposite Beder 2



Juma Mubarak to all Muslims.
10/07/2026

Juma Mubarak to all Muslims.





๐Ÿ’ฅJuma Mubarak๐Ÿ’ฅAll Muslims.๐Ÿ™Œ
03/07/2026

๐Ÿ’ฅJuma Mubarak๐Ÿ’ฅ

All Muslims.๐Ÿ™Œ




Rinjiyada Buufis ka (Spray piants)  Noocdyadooda Kala Duwan sida Cadaan, Madow iyo gaduud waxay Diyaar kugu yihiin Najax...
02/07/2026

Rinjiyada Buufis ka (Spray piants) Noocdyadooda Kala Duwan sida Cadaan, Madow iyo gaduud waxay Diyaar kugu yihiin Najax Spare parts.

Nagala So Xiriir Tell:619747010




Nationali paints stucco filler
01/07/2026

Nationali paints stucco filler



Hambalyo 26 juun, Maalinta xoriyadda Gobollada Waqooyi.
26/06/2026

Hambalyo 26 juun, Maalinta xoriyadda Gobollada Waqooyi.



Hambalyo Ardayda Dugsiga Sare!waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan ardayda maanta soo gabagabeeyey Imtixaanka Sha...
25/06/2026

Hambalyo Ardayda Dugsiga Sare!

waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan ardayda maanta soo gabagabeeyey Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare.

Waxaan idiin rajaynaynaa natiijo wanaagsan, guul iyo mustaqbal ifaya. Dadaalkii aad geliseen ha noqdo mid miro dhalay, Eebbena ha idiin waafajiyo himilooyinkiinna.

Nasiib Wacan, Guul ayaana idiin rajaynaynaa! ๐Ÿ’™


Haamaha Oxygen-ka oo Tayo Sare Leh hadda waxaad ka heli kartaa Najax Spare Parts.โœ… Oxygen nadiif ah oo la isku halayn ka...
21/06/2026

Haamaha Oxygen-ka oo Tayo Sare Leh hadda waxaad ka heli kartaa Najax Spare Parts.
โœ… Oxygen nadiif ah oo la isku halayn karo
โœ… Ku habboon xarumaha caafimaadka iyo Dabdhalinta
โœ… Qiimo jaban iyo adeeg degdeg ah
โœ… Tayo la hubo

Ha u raadin meelo fog fog!
Kaalay Najax Spare Parts oo ka hel Haamaha Oxygen-ka qiimaha ugu wanaagsan.
๐Ÿ”ต๐Ÿ”ด Najax Spare Parts โ€“ Tayada Aad Ku Kalsoon Tahay!

๐Ÿ“ Goobta: Guriceel, Kaso Horjeedka Beder 2
๐Ÿ“ž WhatsApp: 61 9747010 ๐Ÿ”ด๐Ÿ”ต

Dhamaan Ardada F4 Ee dugsiga Sare, waxaan leenahay Allah Idin Fududeeyo Imtixaanka.
20/06/2026

Dhamaan Ardada F4 Ee dugsiga Sare, waxaan leenahay
Allah Idin Fududeeyo Imtixaanka.



Juma Mubarak To All MuslimsNajax Spare parts
19/06/2026

Juma Mubarak To All Muslims

Najax Spare parts

Address

GALGADUUD
Guri Ceel
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najax Spare parts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share