Maktabadda Hiil Press

Maktabadda Hiil Press Maktabadda Hiil Press waxa aad ka helaysaa dhamaan waxsoosaarkii madbacadda Hiil Press.

Gorfeynta Buugga Xilkas | Hiil Press 2024Ha ilaawin inad rukumato adigoo   saaranaya si aad u hesho mawduucyada u danbee...
09/10/2024

Gorfeynta Buugga Xilkas | Hiil Press 2024
Ha ilaawin inad rukumato adigoo saaranaya si aad u hesho mawduucyada u danbeeyay ee aan soo gelino.

18/09/2024

Gorfaynta Buugga Edward Said

| Hiil Press |

Dhammaan buugaggani waxay diyaar kuugu yihiin bandhigga buugaagta ee Jabuuti oo maalinkii labaad galay. Haddaba, akhrist...
25/04/2023

Dhammaan buugaggani waxay diyaar kuugu yihiin bandhigga buugaagta ee Jabuuti oo maalinkii labaad galay. Haddaba, akhristaha sharfanow waxaa naga xusuusin ah; inta madashu socoto in qiimedhimis iyo hadyado ba jiraan, waa na noo sharaf inaan qoraayada iyo akhristayayaasha reer Jabuuti marti nahay.

Buuggan Yoolasha Horumar Waara ee uu qoray  Cabdiraxmaan Cismaan Gaas waxa uu  koobsanayaa ka hadalka baahi si dhab ah u...
30/03/2023

Buuggan Yoolasha Horumar Waara ee uu qoray Cabdiraxmaan Cismaan Gaas waxa uu koobsanayaa ka hadalka baahi si dhab ah u jirta oo bulshooyinka ka dhex abuuran, gaar ahaan bulshooyinka afrikaanka ah, Qoraagu wuxuu buugga ku xusayaa yoolasha ay bulsho horumar hagaagsan oo waara ku gaadhi karto, xitaa hadii bulshadaasi ay tahay mid marxaladdii saboolnimada ku jirta.
Wuxuu ku xusayaa buugga 17 yool oo kamida ajendihii hogaamiyeyaasha caalamku saxeexeen ee beddelay yoolashii kunka sanno ee nolosha aadamaha hiigsiga u ahaa, iyagoo uga gol lahaa in heshiis waara oo muddaysan laga gaadho horumarka mustaqbalka aadamaha.
Qoraagu wuxuu caqabadaha iyo xalkoodaba u kala horeysiinayaa sida ay mudnaanta u kala leeyihiin isagoo xoogga saaraya in dardar gelinta yoolashan laga soo bilaabo halka ugu mudan oo ah in saboolnimada la cidhibtiro, gaajada la dabargooyo, caafimaad hagaagsan iyo waxbarasho tayeysan aadamuhu helo, sinaan lammaane iyo koboc dhaqaale lala yimaado; wuxuu qabaa Cabdiraxmaan kolka intaas laga soo gudbo oo uu qofku iskii istaagi karo, baahiyihiisa asaasiga ahna uu dabooli karo in hal-abuur ganacsi uu la iman karo, laakiin kaabeyaasha dhaqaalaha la’aantood aanay waxbadan suurtogal noqon Karin.
Kolka uu qoraagu tobankaas yool ee muhiimka u ah in bulsho gaadho si ay u kacaanto isku xidho ayuu u gudbayaa toddobada kale sida; in la dhimo kala sarreynta, helidda xasilooni waarta magaalooyin iyo wax-soosaar masuuliyad ku dhisan, wax ka qabadka cimilada, horumarinta cadaaladda, sugidda nabada iyo ugu danbeyn in la xoojiyo fulinta yoolashan, iyada oo dunidu iska kaashanaysa gaadhidda horumar waara!
Ugu danbayn qof kasta oo xiiseeya wax akhriska waxaan kula talin lahaa in uu akhriyo buuggan, xogo badan oo aan isleeyahay weli ereyga dhigan ee afkeenna ku qoran lagama soo heliyo ayaa ku qoran; sidoo kale waxaa ku duugan aqoon dhab ah oo sahay u noqon karaysa bulsho safar ugu jirta helitaanka horumar waara.

WQ: Khadiija Eeshiya

Nagu soo booqo Maktabadda Hiil Press oo ka adeego.
Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xidhiidh:
Call ☎️ : +252 63 6857010
Email 📩: [email protected]
What's App📱 : https://wa.me/message/DKOEETQZNNR6O1

Hadda dalbo buuggan oo maktabaddaada u adeeg.Nagu soo booqo Maktabadda Hiil Press oo ka adeego.Wixii faahfaahin ah fadla...
30/03/2023

Hadda dalbo buuggan oo maktabaddaada u adeeg.

Nagu soo booqo Maktabadda Hiil Press oo ka adeego.

Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xidhiidh:
Call ☎️ : +252 63 6857010
Email 📩: [email protected]
What's App📱 : https://wa.me/message/DKOEETQZNNR6O1

Address

Hargeisa Road 1, Kasoo Horjeedka Bangigga Dhexe Ee
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252636857010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maktabadda Hiil Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maktabadda Hiil Press:

Share

Category