Oriflame Hargeisa Online Collection "" Swedish products""

Oriflame Hargeisa Online Collection "" Swedish products"" bogga alaabta originalka ah.

online store for original ORIFLAME Swedish products in Hargeisa Somaliland
skin care, Hair care, cosmetics, Lingerie, clothes and accessories.

Love nature Anti_Aging set waxa uu ka kooban yahay1: Day cream:$10 kaas oo skin ka ilaalinaya dhamaan dhibaatooyinka maa...
21/09/2020

Love nature Anti_Aging set waxa uu ka kooban yahay
1: Day cream:$10
kaas oo skin ka ilaalinaya dhamaan dhibaatooyinka maalintii soo gaadha sida: cadceeda,dhaska iyo wixii lamida
2: Night cream $10
Skin ka ayuu nafaqaynaya inta aad hurudo, waxa kale oo uu skin ka ilaalinaya tacjadka/gabowga iyo inuu wixii soo gaadhay ka nadiifiyo
3:Eye cream: $5
Waxa si gaara loogu talo galay isha hareeraheeda kasoo ka qaadaya dhamaan madow ga kana ilaalinaya inay lines ku samaysmaan
Set kan oo isku dhamaystiran qiimahoodu waa
$25

Love Nature Anti-Aging set inspired by Nature with Peptide Q10 and natural Alfalfa. This wonderful set includes:
1-Day Cream SPF 10:
Protect your skin from the stresses of the day. Lightweight, fast-absorbing day cream, hydrates and helps protect skin from the sun, environmental damage and premature ageing.
Price: $10
2-Night Cream:
Rich night cream nourishes deeply while you sleep to rejuvenate your skin and help counteract the signs of ageing, for a fresh, youthful-looking complexion.
Price: $10
3- Eye Cream:
Silky cream specially created for the delicate eye area. Gently hydrates, brightens and helps prevent the appearance of fine lines.
Price: $5

The set is only for $25 ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜
Don't miss this special offer

Wejigaaga ka dhig  siduu ahaa 10 sano ka hor mid iftiimayaa oo soft ahOo ka madhan yihiin finanka iyo dhaawacyada ka soo...
21/09/2020

Wejigaaga ka dhig siduu ahaa 10 sano ka hor mid iftiimayaa oo soft ah
Oo ka madhan yihiin finanka iyo dhaawacyada ka soo gaadha cadceeda
Oo aad u qurux badan
Novage wuxuu kaa biinayaa dhamaan tacjadka wejiga
Kala soo xidhiidh what's app number 252634089244

Love Nature  Masks sachets for every skin type. Now get it for 8$ ๐Ÿ˜๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜
21/09/2020

Love Nature Masks sachets for every skin type. Now get it for 8$ ๐Ÿ˜๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜

Busharo busharoDhamaan macaamisha waxaa la ogaysiinayaa in aan discount samaynay munaasibada ciid el odha darteed Alaabt...
18/07/2020

Busharo busharo

Dhamaan macaamisha waxaa la ogaysiinayaa in aan discount samaynay munaasibada ciid el odha darteed

Alaabta taala waxaa kamida

Dharka ciyaalka
Dharka dumar ka ee hurdada
Saliidaha iyo creams ka timaha
Skin care / creams maqaarka
Cadaro / perfumes
Body care IWM

Ka faaiidaysi wacan

21/05/2020

Asc dhamaan macaamisha waxaa la ogaysiinayaa in carwadii laba cisho laga dhigay jigjigayar codsi ka yimid macaamisha awgeed oo ah maanta oo khamiisa casarka Kadib ilaa habeenkii iyo beri oo jimce ah casarka Kadib ilaa habeenkii

Number kaas nagala soo xidhiidh 0634089244

Asc dhamaan macaamisha waxaa la ogaysiinayaa in carwadii laga furay xaafada calaamadaha ka soo horjeedka  xarunta somtel...
19/05/2020

Asc dhamaan macaamisha waxaa la ogaysiinayaa in carwadii laga furay xaafada calaamadaha ka soo horjeedka xarunta somtel ee calaamadaha ee u dhaw school ka salaama

Qaybta calaamadaha waxay furnaan doontaa laga bilaabo maanta ilaa 10 ka june labada gelinba

Waxa kale oo aanu laba cisho ka dhigayanaa carwada xaafada jigjigayar maalmahaas oo ah khamiista iyo jimcaha galinka danbe ilaa habeenkii

Kadib codsi ka yimid macaamisha awgeed

Wixii faahfaahin dheeraada kala soo xidhiidh
0634089244 WhatsApp number

Asc dhamaan macaamisha waxaa la ogaysiinayaa in ay alaab cusub oo kooban inoo timid alaabtaas oo ka kooban: Cream yo Mak...
16/05/2020

Asc dhamaan macaamisha waxaa la ogaysiinayaa in ay alaab cusub oo kooban inoo timid alaabtaas oo ka kooban:
Cream yo
Make up
Dharka caruurta
Dharka dumar sida cabaayado iyo dharka hurdada.

Alaabtan waxay ka Kala yimeed wadamada Sweden,UAE iyo Egypt

Munaasibada ciida darteed waxaan samaynay carwo guriga ah oo anu ku soo bandhigayno alaabta.
Carwadaas oo socon doonta (usbuuc/ week ka bilaabmaya maalinta isniinta 18may 2020 ah)

Wakhtiga ay furantahay waa casarka Kadib ilaa habeenkii

Waxa jira discount munaasibada ciida darteed

Waxa loogu talo galay dumarka kaliya
Soo dhawaada
Wixii macluumad ah ee dheeraada kala soo xidhiidh
252634089244

Scrub iyo cream kan waxa uu ka samaysan yahay milk iyo honey iyo sonkor 1 jidhka wuxu ka biinayaa unugyada dhintay (dead...
30/03/2020

Scrub iyo cream kan waxa uu ka samaysan yahay milk iyo honey iyo sonkor
1 jidhka wuxu ka biinayaa unugyada dhintay (dead cell's)
2 jidhka meelaha mad madawga leh ayuu ka qaadaya
Body cream milk and honey waa $16
Scrub milk and honey sugar waa $26
Saabuunta cadaynaysa maqaarka waa $4

Hadii aad isku wada qaadanayso discount baa laguu samaynayaa insha Allah
Soo dhawaada

AscDad badan baa isoo waydiiyay creams loogu talo galay daawayta maqaarka kala duwan sida:Maqaarka Finanka lehHaaraha le...
29/03/2020

Asc
Dad badan baa isoo waydiiyay creams loogu talo galay daawayta maqaarka kala duwan sida:
Maqaarka Finanka leh
Haaraha leh
Dhiig roorka leh
Xasaasiyada
Cadceeda madawga ay keento leh
Iwm ee ay sababeen creamyada copy ga ahi

Waxaan idiin hayaa nooc la yidhaa

OPTIMALS EVEN OUT ยฎ
Kaas oo dawaynaya dhamaan intaynu kor kusoo xusnay
Wuxuu iftiiminaya maqaarka
Wuxuu kaa biinaya finanka,haaraha, dhiig roorka,madwga cadceeda iwm

Waxa kale oo isticmaalaya aroosadaha arooska 3bilood ka hor kaaso aad u iftiiminaya

Markaa noocan waxaan keenay waxoogaa lkn badan koodii waa la iibsaday waxaan hada hayaa 2set ee ugu danbeeyay
Qofkii u baahan h**e ha u dalbado

Qiimihuna waa
Day cream and sunblock $40
Serum$32
Toner$22
Cleaners$20
Eye cream$27
Night cream$40
Set ka dhamaystiran special discount baad leedahay

Address

Wadada Madaarka Tagta, Galbeedka Taalada Gacanta
Hargeisa

Telephone

+252634089244

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oriflame Hargeisa Online Collection "" Swedish products"" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Oriflame Hargeisa Online Collection "" Swedish products"":

Shortcuts

Share