Milgo Venue

Milgo Venue Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Milgo Venue, Hargeisa.

01/09/2026

Hadii aad meherkaaga ka dhacay misaajid , Ma Rabtaa goob aad sawirada ku gashid ?

24/08/2026

Ma jirtaa gabadh walaasha ama saaxiibada ah oo heestan arooskeeda inaad kaga ciyaarto jeceshahay ?

24/08/2026

Ma tahay arday sanadkan Qalinjebinaya ?

24/08/2026

Ma rabtaa goob si casri loo qurxiyey oo ku duuban kartid muuqaladaada kuna geli kartid sawirada Farxadaada.

23/08/2026

Ma rabtaa goob aad sawirada Qelinjebinta ku gashid adiga iyo Qoyskaagu ?

23/08/2026

Ma rabtaa goob aad ku duubatid muuqalada habeenka farxadaada oo si casri loo qurxiyey.

29/07/2026

Haddii meherkaagu ka dhacay misaajid oo aad rabtid goob aad sawiro ku gashid adiga iyo asxaabtaadu , Milgo Venue ayaa kuu diyaara.

29/07/2026

Ma rabtaa goob aad ku gashid sawirada arooskaaga ama meherka ?

28/07/2026

Milgo Venue waa goob si casri ah lagagu Qurxiyey , loona diyaariyey inay sawirada iyo muuqalada ku duubtaan aroosyada iyo meherada kooban.

Address

Hargeisa

Telephone

+252637297468

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Milgo Venue posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share