Abu Muuse Trading Co

Abu Muuse Trading Co Tayo Lagu Kalsoon Yahay

Eclair Candy πŸ¬βœ¨πŸ˜‹ Macaan, jilicsan & dhadhan gaar ah!🌟 Eclair – macaanka ay carruurtu jecel yihiin!
08/09/2026

Eclair Candy 🍬✨
πŸ˜‹ Macaan, jilicsan & dhadhan gaar ah!
🌟 Eclair – macaanka ay carruurtu jecel yihiin!

Freshco Milk Powder πŸ₯›πŸ’™πŸŒŸ Nafaqo buuxda oo carruurta ku habboon!πŸ’ͺ Hodan ku ah Kaalshiyam & Borotiin🦴 Waxay ka caawisaa kor...
08/09/2026

Freshco Milk Powder πŸ₯›πŸ’™
🌟 Nafaqo buuxda oo carruurta ku habboon!
πŸ’ͺ Hodan ku ah Kaalshiyam & Borotiin
🦴 Waxay ka caawisaa korriinka lafaha iyo jirka.

Freshco – Nafaqada carruurtaadu u baahan yihiin!

30/08/2026

🌍 ABU MUUSE TRADING CO.
Waxaan nahay shirkad ka shaqaysa soo dejinta iyo qaybinta badeecooyinka cuntada iyo alaabaha daruuriga ah gudaha .
πŸ›’ Raashinka & badeecooyinka daruuriga ah
πŸ₯› Milk & cabitaanno
🍚 Bariis & sonkor
πŸ›’οΈ Saliid
πŸͺ Buskud & macmacaan
Waxaan la shaqaynaa ganacsatada, wholesalers-ka iyo retailers-ka.
πŸ‘‰ Follow garee boggeena si aad ula socoto badeecooyinkeena, brands-ka aan qaybinno iyo wararkayaga cusub.

29/08/2026

Ku soo dhowow macmiil shirkadaa Abu Muuse Trading Co.

waxa an ku hayna Kerm-0. strawberry (20gramx100pcs)/CR.

naag laa so xidhidh 0636977922

Krem-0 Vanilla Cream Biscuit Ku Diyaar Tahay Shirkaada Gaccangisig ee  Abu Muuse Trading Co.
28/08/2026

Krem-0 Vanilla Cream Biscuit Ku Diyaar Tahay Shirkaada Gaccangisig ee Abu Muuse Trading Co.

Krem-0 Strawberry Cream Biscuit available at Abu Muuse Trading Co.
28/08/2026

Krem-0 Strawberry Cream Biscuit available at Abu Muuse Trading Co.

Krem-0 Chocolate  Cream Biscuit available at Abu Muuse Trading Co.
28/08/2026

Krem-0 Chocolate Cream Biscuit available at Abu Muuse Trading Co.

BAKEMATE Eclairs  πŸ˜‹πŸ«Macaan, jilicsan & dhadhan caramel oo qani ah. ❀️
28/08/2026

BAKEMATE Eclairs πŸ˜‹πŸ«
Macaan, jilicsan & dhadhan caramel oo qani ah. ❀️

27/08/2026

πŸ₯›πŸ’™ FRESHCO Caano Buddo ah
✨ Dhadhan macaan, nafaqo badan!
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦ Qoys faraxsan, maalin caafimaad leh.

Address

Near Kudbuur Station, Xeraw
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abu Muuse Trading Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share