Shaafi Show

Shaafi Show SHAAFI SHOW WAXAD KA HELI DONTA WAXWALBO DUNIDA KA DHACA ISLA MARKIIBA LIKE SAAR

07/06/2026

MD: Farmaajo: Waxaan soo jeedinayaa in Madaxweynaha waqtigiisu Dhamaaday gurigeyga noogu yimaado aniga ayaa Marti qaadayo nalana xaajoodo aniga iyo MD shiikh Shariif,.

04/06/2026

َمَا مِن دَابَّةٍ فِي الْأَرْضِ وَلَا طَائِرٍ يَطِيرُ بِجَنَاحَيْهِ إِلَّا أُمَمٌ أَمْثَالُكُم

Waxaan si adag u cambaareynayaa falka arxan darrada ah ee loo geystay eeyga. Diinteennu waxay ina faraysaa naxariista xayawaanka, Alle SWT wuxuu yiri: ‘Ma jiro noole dhulka ku socda iyo shimbir duuleysa toona illaa ay yihiin ummado idin la mid ah’ (Al-Ancaam 6:38). Qof kasta oo si ula kac ah u dhibaateeya xayawaanka waa in lala xisaabtamaa si waafaqsan sharciga, waxaana ku baaqayaa in falkaas la baaro lana qaado tallaabo ku habboon.


Shaafi Show

04/06/2026

Hormarka hamar gaartay ninkii xaqiraayo haxiiqo walee Nabada waa inta heshiis layahay xasanow xilka dhulka iskadhig.

Inaa is dhiibto ayaa karoon saan waayo talo Gacanta kumaheysid siyaasadii gudaha iyo tii dibada wixii oo dhan waa ku fashilantay .

21/02/2026

Ramadan Mubarak kuraaxeyso Quraan ka

21/02/2026

Al qaari mohamed Ramadan Mubarak

17/02/2026

Amin amin illahow naxaristada nawafaji ya allah

DEG-DEG:Sacuudi Carabiya oo si rasmi ah u shaacisay in gudaha dalkaasi laga arkay bisha barakaysan ee Ramadaan.
17/02/2026

DEG-DEG:Sacuudi Carabiya oo si rasmi ah u shaacisay in gudaha dalkaasi laga arkay bisha barakaysan ee Ramadaan.

13/01/2026

Fahad Yaasiin markii imaaraadka la Eryay soo qoray "Caawa waa Birmade Xasan Sheekh" horay ayuu talooyin ku saabsan u bixiyay.

Haba soo daahee, go’aanka uu caawa laga gaaray Imaaraad oo ugu horreysay dalalka ka shaqeeya kala goynta dalkeenna waa mid bogaadin mudan.


Shaafi Show

05/01/2026
05/01/2026

Somalia waxaa heyso hogaamiye xumo Allow noo sahal

Address

Hargeisa
00252

Telephone

+252615978977

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaafi Show:

Shortcuts

Share

Category