Abshir Jeexgeel

Abshir Jeexgeel Abshir Jeexgeel is a Somali content creator, entrepreneur, and nutritionist with expertise in digital marketing, cryptocurrency, and online business.

He creates educational content in Somali to empower people with practical skills for earning online. halkan Kala soco sheekooyin iyo dhacdooyin aad kuu xiiso galiya

10/09/2026

4 Shay hadaad maalintaada ka weydo maalintaada ma dhamaystirna

https://paypal.me/abshirjeexgeel
05/09/2026

https://paypal.me/abshirjeexgeel

Go to paypal.me/abshirjeexgeel and type in the amount. Since it’s PayPal, it's easy and secure. Don’t have a PayPal account? No worries.

02/09/2026

Lacagta hotelka ugu qurux badan waad mu kiraysan kartaa, laakiin hurdo Kuma iibsan kartid.

Cunto kasta waa ku iibsan kartaa laakiin amateed kuma iibsan kartid

31/08/2026

4 Shay hadaad maalinkaaga ka weydo…?

31/08/2026

iPhone 17 na waa sitaa shaqo la,aana waa ka cabanaya

😂 SOMALIDA ONLINE COMMUNICATION-KA WAA IN AAN WAX KA BEDDELNAA!Qof ayaa arkaya qof online ka shaqeeya ama adeeg online a...
31/08/2026

😂 SOMALIDA ONLINE COMMUNICATION-KA WAA IN AAN WAX KA BEDDELNAA!

Qof ayaa arkaya qof online ka shaqeeya ama adeeg online ah bixiya, kadib inbox-ka wuxuu ku soo qorayaa:

“Asc”
“Hi”
“Hello”

…kadibna wuu iska aamusayaa. 😂😂

Walaal, qofkii aad la xiriirtay wuxuu sugayaa inuu ogaado maxaad rabtaa? 😅

Haddii aad adeeg ama xog rabto, fariintaada hal mar si cad ugu sheeg:

✅ Salaan
✅ Waxa aad rabto
✅ Faahfaahinta muhiimka ah
✅ Su’aasha aad qabto

Tusaale ahaan:

❌ Asc walaal
⏳ …sugaya jawaab…

✅ Asc walaal, waxaan rabaa inaan wax ka ogaado koorsada Cryptocurrency-ka. Qiimaheedu waa imisa, sideese loo bixiyaa?

Sidan waxaad u fududaynaysaa qofka aad la xiriirayso, adigana waqtigaaga ayaad badbaadinaysaa. 💯

Communication wanaagsan = Fariin cad + Ujeeddo cad + Su’aal cad.

😂 Adiga haddii qof kuu soo qoro “Asc” oo kaliya, maxaad samaysaa?

30/08/2026

Bussines aanad aqoon badan ulahayn lacagta Aad galinaysi ha noqoto mid aan badnayn ood xamili karto hadii khasaare yimaado

26/08/2026

Nin reer London ah oo walaalkii udiray daawo qaldan

25/08/2026

Suuqa crypto waa Soo laabtay yaanu ku dhaafin iminkaba 2026.

Wax baro marka h**e oo ardayda kusoo biir

19/08/2026

Intaad yartahay masuuliyada naftaada kasoo Bax oo kasoo dhalaal

Address

Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abshir Jeexgeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abshir Jeexgeel:

Shortcuts

Share