See more stories

See more stories Xaggan wa page kayga rasmiga ah sxb qli igu sharaf follow daada

Saaka ma og tahay in ay thy maalin sabti ah oo ay berina axad thy
29/06/2024

Saaka ma og tahay in ay thy maalin sabti ah oo ay berina axad thy

Saaka ma og tahay in ay thy maalin sabti ah oo ay berina axad thy

Saaka sidee wax u jiraaMedia+1
29/06/2024

Saaka sidee wax u jiraaMedia+1

Saaka sidee wax u jiraaMedia+1

Ciwaankan cusub ayaan xalay furtay sxbayal 1k ga ii xidhaReer faahiye bes baaba 10K ii xidhi kara ee facebook ma yaqaana...
08/06/2024

Ciwaankan cusub ayaan xalay furtay sxbayal 1k ga ii xidha
Reer faahiye bes baaba 10K ii xidhi kara ee facebook ma yaqaanaan, beelaha yar yar ee yaxye iyo xassan ugaasna ku tashan maayo.

https://www.tiktok.com/.more74?_t=8n1c1WZeLlx&_r=1

Wakaa 🖕 linkga

29/03/2024

U fiirso

Nabi nuux wuxuu qoomkiisii u yeedhayay 950 sanno mana aysan soo raacin
Laakiin xayawaanadii kale hal mar oo uu la hadlay ayay doontii soo wada raaceen halaagiinaa kaga badbaadeen

Xaaskii fircoon ( bintu musaaxim ) waxay ku noolayd guriga ninkii dunida ugu sharka badnaa, hadana diinta xaqa ah ayay haysatay

Halka xaasaskii nabi luud iyo nabi nuux ay joogeen guryaha 2 nabi balse aysan xaqqa qaadan

Waxyaabo aan diinta ku jirin
29/03/2024

Waxyaabo aan diinta ku jirin

7 ka mid ah sujuudaha quraanka ku jira 🌹
28/03/2024

7 ka mid ah sujuudaha quraanka ku jira 🌹

6 dagaal oo waawayn baan halkan ku soo koobay sxbayaal
27/03/2024

6 dagaal oo waawayn baan halkan ku soo koobay sxbayaal

Afurka ka hor aqriso sxb ♥️
27/03/2024

Afurka ka hor aqriso sxb ♥️

27/03/2024

Nabi luud qoomkiisii markii la halaagayay, waxa lagu daray naagtiisii.

Laakiin hadana iyadu xumaanta ay sameeyaan may samayn jirin oo lgbtq 🏳️‍🌈 may ahayn, maadaama oo nabi luud qabay ( yacni nin bay xaas u ahayd, oo naag ismay qabin sida dumarkii kale ).

Balse sababta halaaga loogu daray waxay ahayd, maadaama oo ay ahayd waxan iminka loo bixiyay ( open mine ) amba ( العقل المتفتح ) oo laga wado qof caqligiisu furan yahay, ogolna kala duwanaanshaha iyo in qof kasta wuxuu doono samayn karo.

Nala wadaag sxb ?
26/03/2024

Nala wadaag sxb ?

24/03/2024
Iyadoo intan oo dhan ay jirto maxaad allah u caasidaa wlll mar waliba ??.
23/03/2024

Iyadoo intan oo dhan ay jirto maxaad allah u caasidaa wlll mar waliba ??.

Address

Sheikh Nuur Street
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252633272074

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when See more stories posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to See more stories:

Share