Ikaabe Bookshop

Ikaabe Bookshop Ikaabe Book Club waa madal akhris oo mideysa dadka jecel buugagta, aqoonta iyo wadaagista fikradaha📚 Akhrisku waa Iftiin.

MAALINTA SHAQAALAHA – 1 MAYMaanta waa maalin aan ku xusno dadaalka, kartida iyo halganka shaqaalaha kala duwan ee bulsha...
01/05/2026

MAALINTA SHAQAALAHA – 1 MAY

Maanta waa maalin aan ku xusno dadaalka, kartida iyo halganka shaqaalaha kala duwan ee bulshada dhisa.
Shaqaaluhu waa laf-dhabarta horumarka iyo nolosha maalinlaha ah.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan kuwa si daacadnimo ah ugu adeegaya bulshada ha noqdaan kuwa dhisa, kuwa wax soo saara, kuwa ilaalinaya, iyo kuwa adeegyada bixiya.

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha!
Shaqadiinnu waa sharaf đź’ś

Maalintii 7-aad ee bisha barakeysan ee Ramadan, Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadaha, ducooyinka iyo dhammaan camal...
24/02/2026

Maalintii 7-aad ee bisha barakeysan ee Ramadan, Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadaha, ducooyinka iyo dhammaan camalka suuban. 🤲

Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa’iideysta kheyrka iyo barakada bishan, dambiyadana laga dhaafo, naartana laga xoreeyo.

Aamiin, Aamiin.

Address

Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ikaabe Bookshop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category