Asli Market

Asli Market Asli Market is a modern retail business specializing in electronics, accessories, and gift items.
π‘Έπ’–π’‚π’π’Šπ’•π’š | π‘°π’π’π’π’—π’‚π’•π’Šπ’π’ | 𝑻𝒓𝒖𝒔𝒕.

Dhamaanba noocyada Earpordskan waa kuu diyaar macmiil!Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.β€Žβ€ŽSoo qaadista alaabtu waa...
05/08/2026

Dhamaanba noocyada Earpordskan waa kuu diyaar macmiil!

Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

Portable Air Compressor waa qalab kuu naqasaynayaa ama banjarinayaa taayirka gaadhiga, Mootada iyo Baaskiilka ama wixii ...
05/08/2026

Portable Air Compressor waa qalab kuu naqasaynayaa ama banjarinayaa taayirka gaadhiga, Mootada iyo Baaskiilka ama wixii la midka ah.
waa qalab aad u awoodbadan.
Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

04/08/2026

Modio DL01 Touch Screen Earpords!
waa dhago casri ah, kuwaas oo leh shaashad aad ka maamuli-karto, case ama gal aad ku qaadan karto, noise cancelation buuqa kaa qabanaya, cod nadiif ah iyo dab aan kaa dhacayn muddo dheere.

Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

Qalabkii massageka oo casri ah, kaas oo kuu sahlaya in aad xubin wal oo jidhkaaga ah ku gaadhid adigoon ubaahan cid ku d...
03/08/2026

Qalabkii massageka oo casri ah, kaas oo kuu sahlaya in aad xubin wal oo jidhkaaga ah ku gaadhid adigoon ubaahan cid ku duugta!

Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

Qalabkan iyo dhamaan qalabka jimicsigu waa kuu diyaar macmiil!Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.β€Žβ€ŽSoo qaadista ala...
02/08/2026

Qalabkan iyo dhamaan qalabka jimicsigu waa kuu diyaar macmiil!

Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

31/07/2026

Ku qurxiso qolkaaga light decorationkan aadka uquruxda badan!
Waa kuu diyaar 5Mitir iyo 10Mitir labaduba.

Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

Ka dhig cuntadaada mid habaysan, nadiif ah, diiran oo casri ah!Qalabkani waa Lunch Box casri ah oo ka kooban 3 dabaq kuu...
30/07/2026

Ka dhig cuntadaada mid habaysan, nadiif ah, diiran oo casri ah!
Qalabkani waa Lunch Box casri ah oo ka kooban 3 dabaq kuuna ogolaanaya in aad kala dhigato noocyada cuntada.
Waxa ay ka samaysantahay bir aan daxlayn (Stainless Steel) oo tayo sare leh
waxa ay ka dhigaysaa cuntadaada mid diirran muddo dheer.
Waa qalab ku habboon shaqaalaha, ardayda, safarka iyo isticmaalka maalinlaha ah!

Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

30/07/2026

Guulaystaha Comment kii ugu like ta badnaa!

JBL waa dhagaha ugu tayada fiican ee aad isticmaali karto!waxa ay leeyihiin cod nadiif ah, base aad uwayn iyo dab aan ka...
29/07/2026

JBL waa dhagaha ugu tayada fiican ee aad isticmaali karto!
waxa ay leeyihiin cod nadiif ah, base aad uwayn iyo dab aan kaa dhacayn wakhti dheer.

Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

28/07/2026

Baaskiilkan Spin bike waxa ay ku siinaysaa jimicsi dhammeystiran Jidhka oo dhan (Full-Body Workout)
Waxay xoojisaa lugaha, bowdyaha, caloosha iyo wadnaha
Waxay gubtaa dufanka ama kalooriyada, waxayna caawisaa dhimista miisaanka
Waxay leedahay cabiro kala duwan xaga miisaanka si aad u xulato culayska kugu haboon.

Maalgasho caafimaadkaaga maanta oo hadda kasoo dalbo Asli Market!

Hadda soo dalbo ASLI Market oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 9055955

Address

Gargaar Hospital Road, Behind Masjid Rusheeye (Sh. Dirir)
Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asli Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share