Zuxufi Apdizhakuur

Last Final  France 🇫🇷   Argentina 🇦🇷    Congratulations 🎊
18/12/2022

Last Final

France 🇫🇷
Argentina 🇦🇷 Congratulations 🎊

Watch, follow, and discover more trending content.

Faa'idooyinka ay leedahay inaad iskaabulo ahaato waxa ka mid ah:1: xagee kasoo cashaysa lagu dhahi mayo?2: xagee kuso da...
12/12/2022

Faa'idooyinka ay leedahay inaad iskaabulo ahaato waxa ka mid ah:

1: xagee kasoo cashaysa lagu dhahi mayo?

2: xagee kuso daahday lagu dhahi mayo?

3: xiligaan xagee usocota lagu dhahi mayo?

5: yaa kuso wacay lagu dhahi maayo?

6: Barafuunkan👔 xage kamarsaty lagu dhahi mayo?

7: isbitaalaa💊 ubahahay lagu dhahi mayo?

8:lacagti Billka soodir lagu dhahi mayo?

9: Iska seexo🛌 marka cid ka kicisana aad weydo Alarmida ku xiro mobilkaaga.

10: lixdii-6 biloodba mar tag xarun cafimaad.

11: lasoco ogaalka dunida meesha uumarayo.

12: Haa islahadlin 🗣 kaliga wayo waxa tahay qof kaliya.

13: marka aad aragto👭👭👭 gabdho badan isku day inaad la qabsato mid ka mid ah.

14:Subixiina Adoon qubaysan Ayaa salaad Subax tukane Halka Kuwa is qaba 90ka qubays Nafta Kajaray.

Halkaan ugu yeer Qof iskabuulo ah

Xaalada Qaraxa muqdisho oo sii Xumaanaysa
25/07/2019

Xaalada Qaraxa muqdisho oo sii Xumaanaysa

18/07/2019

Warka Madaxdiisa: Iiraan Oo Madaxda Carabta Ugu Goodiday Wixii Ku Dhacay Madaxweynihii Ciraaq Ee Saddaam Xuseen Oo kale + FBI-da Maraykanka Oo Loogu Baaqay In Ay Baadhitaanno Ku Samayso Barnaamijka Sawirrada Lagu Dhalan-rogo Ee FaceApp

Address

Ridwaan11-@hotmail. Com
Hargeisa
1122

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zuxufi Apdizhakuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zuxufi Apdizhakuur:

Shortcuts

Share