06/09/2025
🌟📚 Ma u baahan tahay Macalimad Guri? 📚🌟
Waalid qaaliga ah,
Haddii aad rabto in ilmahaaga lagu baro dhammaan maadooyinka dugsiga iyo Quraanka Kariimka si xirfad, dulqaad iyo dabeecad wanaagsan leh – waxaan kuu haynaa macalimad guri oo aqoon iyo dadaalba leh.
✅ Quraanka Kariimka (Xifd & Tajwiid)
✅ Dhammaan maadooyinka dugsiga (English, Arabic, Science, Mathematics iwm)
✅ Ilmahaaga guriga ayaa laguugu imaanayaa
✅ Hab waxbarid fudud oo ardayga lagu fahamsiiyo
📞 Nala soo xidhiidh:063 8788423
✨ Waxbarashada ilmahaagu waa maalgalinta mustaqbalkiisa. ✨