ADEEG Kaafiye

ADEEG Kaafiye Home delivery of groceries, fruits & vegetables and more This is food shopping made easy—plus, your first grocery delivery is free!

Shop groceries online & get fresh food delivered directly to your door in as little as 2 hours with same day delivery. And it's safe—contactless delivery is available. you can make a direct order from you mobile by using a direct a call or you can send via WhatsApp

20/11/2022

Shirkada ADEEG-KAAFIYE oo ah shirkada fududeysa adeegyada Quutu-daruuriga ee Qoyska ayaa kuu fududeynaysa adeegyada kala duwan :

1:In ay kuugu keento gurigaaga Adeega Khudaarta , Hilibka Noocyadiida kala Duwan ,Sida Kaluunka , Digaaga , hilib adhi iyo hilib geel
2: Khudaarta Faakihaysiga , Sida Mooska , Qaraha, Canbaha Sharaabka iwm
3: Sidoo kale , Waxay shirkadu gurigaaga kuugu keenaysaa adeegyada khuseeya Nadaafada iwm .

Shirkada ayaa ku shaqaysa nidaam Online ah , adiga oo soo wacaya shirkada
isla markaana dalabkaaga ka dib ay kuugu keenayso gurigaaga goobtaada shaqada
Xilli walba , Habeen , Maalin iyo Hiirta waaberi.

Sidoo kale , Shirkadu waxay u fududeysaa Tuulooyinka iyo meelaha miyiyada ah in ay
gaadhsiiso dalabaadkooda.

Shirkada ayaa kuugu shaqaynaysa qaab Maalinle ,Todobaadle , Laba Todobaadle iyo Bille .

Kala Xidhiidh:

0634599056/0906060176/0659391568
ADEEG-KAAFIYE -Fast & Fresh

07/11/2022
Markasta iyo meelkasta oo aad joogtid ka dalbo ADEEGKAAFIYE
29/10/2022

Markasta iyo meelkasta oo aad joogtid ka dalbo ADEEGKAAFIYE

Shirkada ADEEG-KAAFIYE -Fast & Fresh oo ah shirkada fududeysa adeegyada Quutu-daruuriga ee Qoyska ayaa kuu fududeynaysa adeegyada kala duwan :

1:In ay kuugu keenti gurigaaga Adeega Khudaarta , Hilibka Noocyadiida kala Duwan ,Sida Kaluunka , Digaaga , iwm
2: Khudaarta Faakihaysiga , Sida Mooska , Qaraha, Canbaha Sharaabka iwm
3: Sidoo kale , Waxay shirkadu gurigaaga kuugu keenaysaa adeegyada khuseeya Nadaafada iwm .

Shirkada ayaa ku shaqaysa nidaam Online ah , adiga oo soo wacaya shirkada
isla markaana dalabkaaga ka dib ay kuugu keenayso gurigaaga goobtaada shaqada
Xilli walbiga , Habeen , Maalin iyo Hiirta waaberi.

3: Sidoo kale , Shirkadu waxay u fududeysaa Tuulooyinka iyo meelaha miyiyada ah in ay
gaadhsiiso dalabaadkooda.

Shirkada ayaa kuugu shaqaynaysa qaab Maalinle ,Todobaadle , Laba Todobaadle iyo Bille .

Kala Xidhiidh:

0634599056/0906060176/0659391568
ADEEG-KAAFIYE -Fast & Fresh

Ciid mubaarak dhamaan umadda Islaamka, waxaan si gaara farxada ciida la wadaagaynaa macaamiishayada kala duwan
08/07/2022

Ciid mubaarak dhamaan umadda Islaamka, waxaan si gaara farxada ciida la wadaagaynaa macaamiishayada kala duwan

dalba qudaarta noocyadeeda kala duwan adoon daalin oo gurigaaga jooga adoo weliba isticmaalaya mobile kaaga
12/04/2022

dalba qudaarta noocyadeeda kala duwan adoon daalin oo gurigaaga jooga adoo weliba isticmaalaya mobile kaaga

Macmiil marwalba waxan diyaar unahay inaan kuugu adeegno sida ugu dhakhsaha badan meelkasta aadka jookto magalada laasca...
11/04/2022

Macmiil marwalba waxan diyaar unahay inaan kuugu adeegno sida ugu dhakhsaha badan meelkasta aadka jookto magalada laascaanod.

09/04/2022

ugu soo hagaag shirkadda ADEEG Kaafiye adeeg dhamaystiran iyo aad ku helaysid fadhigaaga markasta iyo meelkasta oo aad joogtid

Happy new year, wishing you all the best
01/01/2022

Happy new year, wishing you all the best

Dalbo adeegaaga oo dhamaystiran adoo isticmaalay whatsapp kaaganagala soo xidhiidh +252634599056
22/12/2021

Dalbo adeegaaga oo dhamaystiran adoo isticmaalay whatsapp kaaga
nagala soo xidhiidh +252634599056

22/12/2021

Macmiilka sanadka 2021

Address

Royal Street
Laascaanood
0000

Telephone

+252634599056

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ADEEG Kaafiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ADEEG Kaafiye:

Shortcuts

Share