26/08/2022
๐
๐๐'๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ฌ๐๐ฅ๐ข๐ข๐๐๐ ๐
๐ฅ๐๐ฑ๐ฌ๐๐๐๐ฌ-๐ค๐ ๐ฎ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ญ๐ข๐ฆ๐๐ก๐;
1. Flaxseeds-ka waxaa ku jira omega-3 fatty acids, taas oo siisa borotiinno iyo nafaqo muhiim ah timaha, kor u qaada wareegga dhiigga madaxa, sidoo kale waxey joojisaa caabuqa duleelada timaha kaas oo keena timaha iney daataan.
2. Flaxseed-ku waxaa ku jira fitamiin B, waxaa uu qani ku yahay maadooyinka biotin, riboflavin, niacin, pyridoxine, pantothenic acid, iyo folic acid, kuwaas oo masuul ka ah kordhinta korriinka timaha, timahana ka dhiga kuwa xooggan.
3. Flaxseeds-ka waxa ku jira fitamiin E, kaas oo madaxa ka saara sunta, siyaadiya korriinka timaha, timahana ka dhiga kuwo xooggan.
4. Waxay kaa caawineysaa dejinta madaxa maadaama omega-3 fatty acids ay ka caawiso yaraynta caabuqa madaxa.
5. Flaxseeds-ku waxay timaha ka dhigtaa mid-midab leh, wuxuu koontoroolaa qoyaanka timaha timaha, xakamaynta jajabka, engega iyo qallafsanaanta, taasoo ka dhigaysa tinta mid qurux badan oo dhalaalaysa.
6. Flaxseeds-ku waxay isku dheelli tirtaa heerarka pH ee timahaaga maaddaama iniinaha flaxseedka ay ka caawiyaan dejinta qanjidhada sebaceous si ay u soo saaraan tirada saxda ah ee saliidda timaha.
7. Flaxseeds-ku sidoo kale wuxuu la dagaallamaa agoolka.
F.G: Waxaan kuu shiideynaa Flaxseeds-ka adiga oo arkeysid.
La xariir: WhatsApp & Call: 0619516262