Halheys Market

Halheys Market Halheys Market waxaad ka heleysaa adeeg tayo sare leh iyo shaqaalo u diyaar ah u adeegida iyo qancin
(1)

Macaamiisheena sharafta leh waxaan idin keenay    , Number 2 dhanka dambe uga qoranyahay, Saliidan waxay kaa caawineysaa...
15/09/2022

Macaamiisheena sharafta leh waxaan idin keenay , Number 2 dhanka dambe uga qoranyahay, Saliidan waxay kaa caawineysaa :-
▶️In ay joojiso go’go’a ama daadashada timaha
▶️In ay soo saarto timihii daatay ama bidaarta noqday.
▶️Waxay nafaqeysaa timihii xaada isku badalay ee nafaqo belay.
Saliidan iyo agabkeeda oo ka kooban shanlo,shaambo,saliid qumbe iyo saliida bidaarta waxan kaaga iibineynaa qiimo ku raaligaliya.
0614168888
🛵Keenistu waa bilaash

Macmiil waxaan idin keenay    , Number 2 dhanka dambe uga qoranyahay, Saliidan waxay kaa caawineysaa :-▶️In ay joojiso g...
25/07/2022

Macmiil waxaan idin keenay , Number 2 dhanka dambe uga qoranyahay, Saliidan waxay kaa caawineysaa :-
▶️In ay joojiso go’go’a ama daadashada timaha
▶️In ay soo saarto timihii daatay ama bidaarta noqday.
▶️Waxay nafaqeysaa timihii xaada isku badalay ee nafaqo belay.
Saliidan iyo agabkeeda oo ka kooban shanlo,shaambo,saliid qumbe iyo saliida bidaarta waxan kaaga iibineynaa qiimo ku raaligaliya.
0614168888
🛵Keenistu waa bilaash

04/05/2022

Waxaan idiin heynaa 𝐒𝐚𝐥𝐢𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐢𝐝𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 Neo Hair Lotion 𝐆𝐌𝐏 𝐂𝐞𝐫𝐭𝐢𝐟𝐢𝐞𝐝, 𝐍𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐 𝐠𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐮𝐠𝐚 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲, Saliiddan waxay kaa caawineysaa:-
➡️in ay istaajisso go'go'a timaha
➡️in ay soo saarto timihii daatay ama bidaarta noqday
➡️waxay nafaqayneysaa timihii xaadda isku badalay ee nafaqo beelay.
Saliiddan iyo Agabkeeda oo ka kooban Shanlo, Shaambo, Saliidii Bidaarta iyo Saliid Qumbe.
waxaan kaaga iibineynaa qiimo aad u hooseeya.

0614168888 Nagala Soo Xariir
Free Delivery

04/04/2022

Saliidda Garka Soo saarto ee Minoxidil:
▶️ Saliiddu waxay soo bixisaa Garka
▶️ Saliiddu waxay kaa caawineysaa buuxinta garka fanaxda leh
▶️ Hareedka ayay soo saartaa
Gar la'aan waa Qurux la'aan, Gar yeelo si laguu jaleeco.
Nagala Soo xariir 0613449744
💲Qiimaha waa $ 14
🛵Keenistu waa Bilaash

Address

Makka Al Mukarama Street
Mogadishu

Telephone

+252614168888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halheys Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share