Bilkheyr Online Bookshop

Bilkheyr Online Bookshop Akhri si aad u korto maskax ahaan

BIlkheyr Bookstore: HOYGA AKHRISKA 📚❤️         Bilkheyr Bookstore. Buugaagtii Aqoonta iyo HorumarintaMa dooneysaa buugaa...
23/05/2026

BIlkheyr Bookstore: HOYGA AKHRISKA 📚❤️


Bilkheyr Bookstore. Buugaagtii Aqoonta iyo Horumarinta

Ma dooneysaa buugaag kor u qaadi kara Aqoontaada? Bilkheyr Bookstore wuxuu kuu hayaa xulashooyin kala duwan oo diini ah, dhaqaale, horumarinta shaqsiyada, iyo siyaasadda!

📚 Buugaagta aan hayno waxaa ka mid ah:
✅ Diini: Tafsiir, Fiqhi, Caqiidah, iyo barashada cilmiga Islaamka
✅ Dhaqaale: Maamul dhaqaale, ganacsi, iyo qorsheyn maaliyadeed
✅ Horumarinta Shaqsiyada: Sidee qofku u gaari karaa horumar nololeed iyo guul shaqsi ah
✅ Siyaasadda: Fahamka nidaamyada siyaasadeed iyo hoggaaminta

Buugaag tayo sare leh, qiime macquul ah, iyo Adeeg degdeg ah!

📍 Goobta: Bakaaro, Xareed📞 +252615650930
616789583

Kasoo dalbo Bilkheyr Online Bookshop  tel.📞+252-5650930Ama ku dhufo likyida hoose oo si toos kuu geyn doona whats upka👇👇...
22/05/2026

Kasoo dalbo Bilkheyr Online Bookshop tel.📞+252-5650930
Ama ku dhufo likyida hoose oo si toos kuu
geyn doona whats upka👇👇👇👇👇
https://wa.me/+252615650930

📚 Bilkkeyr online books– goobta aqoontu ka bilaabato! 🌟Waxaan idiin heynaa buugaag diini ah, kuwa aqoonta guud, qalabka ...
22/05/2026

📚 Bilkkeyr online books– goobta aqoontu ka bilaabato! 🌟

Waxaan idiin heynaa buugaag diini ah, kuwa aqoonta guud, qalabka waxbarashada iyo xafiisyada oo tayo sare leh.
Dalbo online ama nagu so booqo xarunteena:
📍 Baarubax – Xareed biyo dageenka
📦 Delivery & Cargo waan bixinaa gudaha iyo dibadda.

💬 “Yoolkeenu waa bulsho maskaxda ka korta.”

📞 WhatsApp: +252 61 5650930
Facebook: Bilkheyr Online Bookshop #

08/03/2026
Buugaagtan xulka ah waxa aad ka helaysaa Bilkheyr online BookshoopFadlan nagala soo xidhiidh: +252 615650930
08/03/2026

Buugaagtan xulka ah waxa aad ka helaysaa Bilkheyr online Bookshoop
Fadlan nagala soo xidhiidh: +252 615650930

Kobci Akhris kaaga oo noogu kaalay          ゚viralfbreelsfypシ゚viral
15/01/2026

Kobci Akhris kaaga oo noogu kaalay ゚viralfbreelsfypシ゚viral

12/01/2026

Hadda Dalbo oo hadda hel

11/01/2026

Waxay diyaar idin ku yihiin xarunteena Bilkheyr Online Bookshop

10/01/2026

Dhamaantood waxay diyaar kuugu yihiin

09/01/2026




Address

Wadada Xareed
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilkheyr Online Bookshop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category