HUUD STAR

HUUD STAR Ku soo dhawoow Huud Star — halka aad ka heli karto dhammaan agabyada electronics-ka casriga ah ee aad u baahan tahay.

Waxaan bixinnaa:
📱 Mobiles nooc walba leh
💻 Laptops tayo sare leh
🖥️ PC Cases & Computer Accessories
🎧Electronics Accessories dhaman

26/05/2026

Huud Star

Waxaan idiin diyaarinay adeeg tayo leh oo fududeynaya baahiyahaaga. Daawo video-ga oo nala wadaag fikirkaaga.

✔️ Tayo
✔️ Kalsooni
✔️ Adeeg degdeg ah

Ha moogaan fursaddan!
Nala soo xiriir maanta. 📩614018080

Ciidul Adxaa Mubaarak ✨🌙Huud Star Tech Innovations waxay idiin rajeynaysaa Ciid barakeysan oo ay ka buuxaan farxad, caaf...
26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak ✨🌙

Huud Star Tech Innovations waxay idiin rajeynaysaa Ciid barakeysan oo ay ka buuxaan farxad, caafimaad, jacayl iyo barwaaqo. 💚🐐

Munaasabaddan qiimaha badan waxaan idiinku rajeynaynaa maalmo qurux badan oo aad la qaadataan qoysaskiinna iyo dadka aad jeceshihiin.
Mahadsanidiin kalsoonida iyo taageerada joogtada ah ee aad nala garab taagan tihiin. 🤍

Ciiddaan ciiddeeda caafimaad iyo kheyr Allaha nagu gaarsiiyo.
Eid Wanaagsan ❤️

21/05/2026

Huud star

20/05/2026

Hada ka dalbo huud Star.

Nala soo xiriir: 614018080
Huud Star Tech Innovations
Tayo, Kalsooni & Adeeg Degdeg ah

16/05/2026

HUUD STAR wexey idinso kordhisey mobelada celiska sida iPhone & Samsung iyo wixi laxariro kusodono qimo aad ujaban oo kurali geliyo

15/05/2026

“Haddii aad rabto adeeg degdeg ah, la isku haleyn karo, iyo dad si fiican kuu caawinaya — meesha saxda ah waa Huud Star ⭐️

Haddaba maxaad sugeysaa?
Nala soo xiriir hadda 📩 ama nagu soo booqo xarunteenna si aad adeeg tayo leh u hesho.”

13/05/2026

Kalsoonida macaamiisha waa guusheena.

Haddaba maxaa sugeysaa?
Maanta nala soo xiriir oo hel mobile tayo leh, qiimo macquul ah iyo adeeg aad ku qanacdo📱

Ma u baahan tahay Mobile cusub, Laptop tayo leh ama Accessories casri ah? HUUD STAR TECH INNOVATIONSWaxaan kuu haynaa dh...
13/05/2026

Ma u baahan tahay Mobile cusub, Laptop tayo leh ama Accessories casri ah?

HUUD STAR TECH INNOVATIONS
Waxaan kuu haynaa dhammaan agabyada electronics-ka ee nooc walba leh!

1: Mobiles
2: Laptops
3: PC Cases
4:Headphones
5:Chargers & Cables
6: Smart Watches
Iyo dhammaan Accessories-ka Electronics-ka ah.
Quality Products
Qiimo macquul ah
Adeeg deg deg ah
Kalsooni iyo adeeg hufan

📍 Nagu soo booqo maanta
📞 Dalbo hadda si fudud: 614018080
HUUD STAR TECH INNOVATIONS
“Halka Tayada iyo Teknoolajiyada ay ku kulmaan.”

Barafuun waara wabarfuun aad udgon kusodhwada macamiil
07/07/2025

Barafuun waara wabarfuun aad udgon kusodhwada macamiil

Address

Dabka
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HUUD STAR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share