21/08/2026
Dadka inaad ka duwanaato ceeb maahan. —Kala duwanaanshuhu waa arin xaqiiqo ah oo aan la dhayalsan karin! Ku soco inta uu qorshahaagu kuula muuqdo mid miradhal ah!
—It’s okay to be different. Keep going your own way, stay true to yourself, and don’t stop until you make it.