Caraweelo

Caraweelo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caraweelo, Mogadishu, Mogadishu.

Qiyaali baa la isku sheegaya oo ah guur baa irsaaqadWata inta nolol bilaa qorsho ah la doorto in lagu noolado, gabdhuhu ...
01/04/2026

Qiyaali baa la isku sheegaya oo ah guur baa irsaaqad
Wata inta nolol bilaa qorsho ah la doorto in lagu noolado, gabdhuhu waa inay qiimahooda gartaan oo aysan ku katsoomin oday qamiis wata oo nolol qurxoon asagu haysta inuu ayaga faqri u dooro.

Ninka faqriga ah sooma ahayn Haduusan guur awoodin inuu soomo goorme lakala bedelay
Waxas yaan gabdhaha maskaxda looga Xadin
Oo nin aan rabin noloshiisa dhaqaalo bedelo
Yuusan nolol bilaa qorsha ah ku gelin

Micnaha guud hadii aan qeexo Wuxu noqonayaDhaqanka bulshorageed ka oo aaminsan hadiiNin gabar xumeeyo ama ku xad-gudbo a...
31/03/2026

Micnaha guud hadii aan qeexo Wuxu noqonaya
Dhaqanka bulshorageed ka oo aaminsan hadii
Nin gabar xumeeyo ama ku xad-gudbo ay ka
Goan tahay dumarka kale ee noloshiisa ku jira
Sida HOOYADIIS GABADHIISA XAASKISA WALASHIS

Dhinac kale aan ka eegno maxay tahay sababta
Loogu ciqaabayo dumarka qalad uu nin galay?
Isaga qaladka galaye ciqaabta ma qaadan karo miya?
Maxay dumarka kale ee aan waxba galabsan dhibanaha uga noqonayan arintaas?
Ayado ilaahay yiri “qofna danbi uu leeyahay qof kale lama qaadayo”

Taas waxay ku sheegaysa inay tahay qiyaali aan waxba ka jirin oo iska samaysteen bulshorageed ku
Ayna u faaftay oo hada dumarka qaar ayaa aminsan
hadi walalked oo kale qalad galo in ayada lagu ciqaabayo oo ay isleedahay madama wllka gabar xumeeye adna bilaa sabab aya lagu xumayn doona
Oo taas aya laga jaraya

Hadaba gabdhuhu waa inay fikradaha noocas ah iska saaran oo aysan aaminin in lo ciqaabi doona qalad uu qof kale galay

In ninka qalad ka galay aan ciqaabta uu mudan yahay loo tiirina waxay cadayneesa in ninkaba aan qaladaadkisa wax lagaso qaadin oo aan wax lo arag
Inu nin yahay darteed oo waa kuwa maah maahyo u samaysta oo dhaha “waa nin raga oo qalad wuu geli kara” xita aanan samayn qiraal ah in ay qaladkaas ka garaaban ama qeexan ciqaabta uu leeyahay.

Gabarey Ha u noqon dulmane qalad anad adigu gelin!
Hana ka aqbalin bulshada inay kugu ciqaaban.

Address

Mogadishu
Mogadishu
N/A

Telephone

+252616655959

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caraweelo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caraweelo:

Shortcuts

Share