05/07/2021
Himilo Style waxa ay ugu busharanaysaa macamiisheeda in safarkii ciidda ku keentay dhar iyo kabo.
Hadaba h**e u gaadh macmiil.
Waxa ay ku taal ka soo horjeedka Daarasalasm SuperMarket ama dabaqa sare ee macmacaanlaha Alkhayraat.