Xikmaawi muqtaar xuseen

Call

Xikmaawi muqtaar xuseen Nin I sigay ma nabad galo
Nin isugeyna maba jiro
Libta weli ma sii deyn
Gardarrada ma saacido
Nin xaq lehna cid lama simo
Soomaali baan ahay!

30/04/2023

Hhhhh reer baadiyo magaalo lakeeney saan waaye cml

09/10/2021

🇸🇴🇸🇴🇸🇴

12/07/2021
ASC ASXAABTA Subax wnaagsan
21/11/2020

ASC ASXAABTA
Subax wnaagsan

01/09/2020

Wariye bax tag qaaq tufuu

07/06/2020

Faafi walal xumaanta waad u iriyaaqi jirteena ku taagera walalkiina wanaaga
Qofkii heesihiisa haayo ha iska daleedo alle ha idin bara keyee

 ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥             xuseen wiil somaliyeed
03/05/2020


♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥









xuseen wiil somaliyeed

Madax weynaha maxamed cabdullahi farmaajo 2021 in isaga loogu celsho maku qanacsan tahay adiga
15/11/2019

Madax weynaha maxamed cabdullahi farmaajo

2021 in isaga loogu celsho maku qanacsan tahay adiga

Bari ayaa laba doqon isa soo raaceen, iyagoo meel bannaan ah maraya ayuu mid yidhi: “Waxaan jeclaan lahaa anigoo tiro ad...
18/03/2019



Bari ayaa laba doqon isa soo raaceen, iyagoo meel bannaan ah maraya ayuu mid yidhi: “Waxaan jeclaan lahaa anigoo tiro adhi ah leh, si aan ugu intifaaco hilibkiisa, caanihiisa iyo saantiisaba (Haragiisa)”.

Kii kale ayaa inta uu hadalka ka boobay isna yidhi :”Aniguna waxaan jeclaan lahaa anigoo tiro dacawo ah leh, si aan adhigaaga ugu soo diro, oo aanay midh ka reebin”.

Halkaa markuu hadalku marayay ayuu intuu kii kale soo booday kalladhka ku dhagay, waa ay murmeen illaa xaalkoodii uu dagaal ku dhawaaday, kadib waxa ay ku heshiiyeen in ay gartooda u dhiibtaan qofka ugu horeeya ee ay arkaan.

Wax yar markii ay socdeen ayaa waxa kasoo hor baxay nin macruuf ku ahaa doqoniimada, oo magaciisa la odhan jiray Hanbaqa.

Hanbaqa waxa uu labadiisa gacmood ku sitaa 2 quraaradood oo malab ka buuxo, kadib way joojiyeen, mid kastaba gartiisii akhri oo u calaan cal.

Kii koowaad yidhi adhigaygii ayuu dacawooyinkiisa kusoo dirayaa, halka uu kii kalana yidhi adhiga ma isaga shaqaystay bilaash buu ku soo galee.

Hanbaqa ayaa intuu 2dii quraaradood ee malabka ahaa foorariyay, malabkii dhulka ku shubay yidhi: “Ilaahay dhiigayga ha u daadiyo sida malabkaas hadaanaydun labadiinuba ahayn laba nacas”.

Ka daroo dibi dhal, Malabkiisii buu tusaale ku bixiyay.

Kee baa ugu doqon sanaa sadexdan nin, Fikirkaagu waa muhiim!

Address

Baystreet
Mogadishu
0618954528

Telephone

+252618954528

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xikmaawi muqtaar xuseen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share