30/03/2026
🚨 Lamine Yamal waa ciyaaryahanka kaliya adduunka xilli ciyaareedkan ka soo galay top 5:
• successful dribbles
• successful attacking actions
• progressive carries
• through passes completed
• progressive actions 🔥🔥🔥
Ciyaaryahankii ugu dambeeyay ee Tanoo kle isku darsaday wuxuu ahaa Messi.🫣🥶