27/06/2026
🇸🇴 Soomaaliya waxay gashay Toddobaadka Xorriyadda! 🇸🇴
Waa toddobaad lagu xusuusto halgankii geesiyaasha Soomaaliyeed iyo maalmaha taariikhiga ah ee xorriyadda.
QALABXOOR BUSINESS CENTRE wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Toddobaadka Xorriyadda.
Waxaan Alle uga baryeynaa dalkeenna nabad, midnimo iyo horumar waara.
Hambalyo Toddobaadka Xorriyadda! 💙⭐