Cibaar Mall

Cibaar Mall "The destination for premium products."

🏢CIBAAR MALL – Meherado & Xafiisyo Casri ah oo Kiro ahMa u baahan tahay xarun ganacsi, maqaaxi, ama xafiis si heer sare ...
09/04/2025

🏢CIBAAR MALL – Meherado & Xafiisyo Casri ah oo Kiro ah

Ma u baahan tahay xarun ganacsi, maqaaxi, ama xafiis si heer sare ah loo qalabeeyay? CIBAAR MALL waa xalka ugu habboon! Hadda ka faa’iidayso fursad dahabi ah oo aad ku bilowdo ama ballaariso ganacsigaaga.

Waxaan kuu haynaa:
✔️ Xarumo Ganacsi oo casri ah
✔️ Maqaayado waasac ah
✔️ Xafiisyo ku habboon dhammaan baahiyahaaga

Ku hel goob ku habboon ganacsigaaga oo leh adeegyo tayo sare leh!

📍 Nala soo xiriir maanta:
📞 Tel: +252 61 111 1392
📲 WhatsApp: +252 61 111 1392

03/04/2025

Waan Soo Soconaa!

Waxaan kugu soo dhowaaneynaa Cibaar Mall – xarun ganacsi oo casri ah, loona nashqadeeyay maqaam sare iyo si heer caalami ah. Goobtan waxaad ka heli doontaa dukaamo casri ah, maqaayado raaxo leh, iyo adeegyo ganacsi oo dhameystiran.

Nagu Soo Booqo:
📍 KM5, Zooppe, Mogadishu-Somalia

La xiriir:
📞 +252 61111392
đź“§ [email protected]

Wax badan ayaa kuu diyaarsan – sug oo ka faa’iidayso!

Address

K5 Zoobe
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cibaar Mall posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share