12/06/2026
πΏπ JUMCA MUBAARAK ππΏ
Maalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducaba leh. Waxaan dhammaan macaamiisheena, taageerayaasheena iyo bahda Geed Fahan u rajaynaynaa Jimco barakeysan oo kheyr badan.
barakeysan oo kheyr badan.
Sida geedku ugu baahan yahay biyo si uu u koro, nolosheenuna waxay u baahan tahay iimaan, aqoon iyo camal wanaagsan si ay u horumarto.
π± Alle ha inaga aqbalo ducada.
π± Ha inoo barakeeyo caafimaadkeenna iyo rizqigeenna.
π± Ha inaga dhigo kuwo kheyrka ku tartama.
Jumca Mubaarak dhammaantiin! π€²π