Somheal Foundation

Somheal Foundation WELCOME to SOMHEAL Foundation! Based in Somalia, SOMHEAL Foundation is dedicated to empowering communities through Health, Education, Awareness, and Leadership

Alhamdulillah, si nabad ah ayuu noogu qabsoomay Workshop-ka Global Scholarships & Study Abroad Opportunities for Somali ...
09/09/2026

Alhamdulillah, si nabad ah ayuu noogu qabsoomay Workshop-ka Global Scholarships & Study Abroad Opportunities for Somali Students

Workshop-ku wuxuu diiradda saaray fursadaha waxbarasho ee caalamiga ah, deeqaha waxbarasho, habka loo raadiyo loona codsado scholarships, iyo sida ardaydu u dhisan karaan profile xooggan oo ka caawiya inay helaan fursado waxbarasho oo caalami ah

Waxaa sidoo kale la bixiyay talooyin iyo hagitaan wax-ku-ool ah oo ku saabsan scholarship applications, university admissions, iyo study abroad opportunities.

πŸ™ Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaashii, martidii, speakers-kii iyo dhammaan intii ka shaqeysay qabsoomidda workshop-kan

Together, we learn. Together, we grow. Together, we reach global opportunities. πŸŒπŸŽ“

Global Scholarships & Study Abroad Opportunities for Somali Students πŸŽ“Ma rabtaa inaad hesho fursado waxbarasho oo caalam...
08/09/2026

Global Scholarships & Study Abroad Opportunities for Somali Students πŸŽ“

Ma rabtaa inaad hesho fursado waxbarasho oo caalami ah iyo scholarships? πŸŽ“πŸŒ

Waxaan kuu haynaa kulan muhiim ah oo lagu baranayo: βœ… Sida loo raadiyo fursadaha waxbarasho ee caalamiga ah
βœ… Sida loo fahmo shuruudaha scholarship-yada
βœ… Sida loo diyaariyo codsi scholarship oo guuleysta
βœ… Talooyin ku saabsan waxbarashada iyo fursadaha dibadda

Waxaa soo jeedinaya:
Abdibasiid Abdisamed Mohamed
Executive Director – Kastan Mentoring
πŸ“… 9-ka September 2026
⏰ 3:00 PM
πŸ“ PLASMA UNIVERSITY HALL

Ku so biir What's up group πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://chat.whatsapp.com/InmqE7ZTq10EZgaLEJYBci

🀝 Waxaa iska kaashanaya Kastan Mentoring, SOMHEAL Foundation & Somali Medical Students Association (SOMSA)
Ha seegin fursaddan muhiimka ah ee kaa caawin karta mustaqbalkaaga waxbarasho iyo helitaanka fursado caalami ah 🌍
Ka faa’iidayso fursadda maanta, si aad u dhisato mustaqbalkaaga berri! πŸ’™πŸ’š

GLOBAL SCHOLARSHIPS & STUDY ABROAD OPPORTUNITIES FOR SOMALIA STUDENT Workshop muhiim ah oo loogu talagalay ardayda Sooma...
26/08/2026

GLOBAL SCHOLARSHIPS & STUDY ABROAD OPPORTUNITIES FOR SOMALIA STUDENT

Workshop muhiim ah oo loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed ayaa lagu baranayaa fursadaha deeqaha waxbarasho ee caalamiga ah iyo waxbarashada dalka banankiisa
Waxaa sidoo kale lagu bixin doonaa talooyin ku saabsan:
πŸ”Ή Sida loo raadiyo fursadaha scholarship-ka saxda ah
πŸ”Ή Sida loo fahmo shuruudaha
πŸ”Ή Sida loo diyaariyo codsi scholarship oo guuleysta
πŸ”Ή Sida loo kordhiyo fursadda aad ku heli karto scholarship
πŸ“… Taariikh: 10-ka September 2026
πŸ•’ Waqti: 3:00 PM
πŸ“ Goobta: Plasma University Hall
🎀 Presenter: Abdibasid Abdisamed Mohamed
Executive Director, Kastan Mentoring
πŸ“² ISDIIWAANGELI / KU BIIR WHATSAPP GROUP-KA:
https://chat.whatsapp.com/F6JBNmibDenBaSXM2oyxYN?s=cl&p=a&ilr=4
πŸ”₯ Ha seegin fursaddan!
Mustaqbalkaaga maanta u fur albaab fursado caalami ah 🌍

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somheal Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share