14/09/2021
Qaabka aad alaabta u dalban kartid ..
1- sawirka alaabta noo soo dir
2- qiimaha ayaanu kuu sheegaynaa
3- lacgta ku soo dir Edahab ama ZAAD
4- degdeg 2 maalmood oo kaliya ku hel alaabtaada
hadii missanku culus yahay waxa laga yaba inaad kharash dheerad ah bixiso.