Khaliif Salaad

Khaliif Salaad Informações para nos contactar, mapa e direções, formulário para nos contactar, horário de funcionamento, serviços, classificações, fotos, vídeos e anúncios de Khaliif Salaad, Compras e vendas a retalho, khaliif, Somalia.

Gabadhaan waligeed K**a qayb galin Tartan Orod Balse waxaa la shegay iney Jamacadda Jobkey Lug ku Tagi jirtay sidaas Dar...
01/08/2023

Gabadhaan waligeed K**a qayb galin Tartan Orod Balse waxaa la shegay iney Jamacadda Jobkey Lug ku Tagi jirtay sidaas Darteed Maamulka Jamacadda ayaa Gartay in Tartan Dibadda ah Loo diro, Waana markii Ugu h**eysay Ay ka qayb gasho Tartan Oradada loo yaqan Oo sanadkiiba Mar la qabto,

Hambalyo Ader Xasan macalin saciid oo loo doortay Suldaanka guud Ee besha Rer Nimcaale' Suldaan xasan Ayaa besha U Garat...
24/01/2023

Hambalyo Ader Xasan macalin saciid oo loo doortay Suldaanka guud Ee besha Rer Nimcaale' Suldaan xasan Ayaa besha U Garatay in uu Noqdo Suldaanka Besha Rer nimcaale
Suldaanka ayaan ka shaqeyn doona midnimada Besha isku xirka Dib u hishiisiinta belaha kale iyo Besha'

Wadajir & watashi

05/06/2022

Tuugsade wayn Mohamed abdulaahi Farmaajo Rer damer qashe Magacaas hal Nin baa tolka U soo jiida,

07/03/2022

,

Is badal dhab ah,

11/11/2021

Subax wanagsan inta samaha jecel

sxpyaal Habiin wangsan Begkana like Saara,
27/10/2021

sxpyaal Habiin wangsan Begkana like Saara,

Saraakiil Ka socodtey Taliska Ciidanka Amison Ayaa Maanta Soo Gaarey Magaalada Dhusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug  waxaa...
10/08/2021

Saraakiil Ka socodtey Taliska Ciidanka Amison Ayaa Maanta Soo Gaarey Magaalada Dhusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug waxaa Halkaa ku soo Dhaweeyey Saraakisha Ciidanka Amaanka Galmudug
Wafdigan ka Socodey Amison ayaa Magaalada Dhusa Mareeb u yimid Arimaha Nabad-galayada Dorashoyinka Galmudug Ee Heer Fedraal Ka dhaceya Gobolada Mudug iyo Galagaduud.


Amarkii Ra'isulwasaare Rooble ee ku aadanaa inaan la celin karin qof ka dhoofaya garoonka diyaaraha ee Muqdisho oo maant...
23/07/2021

Amarkii Ra'isulwasaare Rooble ee ku aadanaa inaan la celin karin qof ka dhoofaya garoonka diyaaraha ee Muqdisho oo maanta la jabiyay.

Rooble ayaa h**e ugu hanjabay hay'adaha Nabad sugidda iyo socdaalka isagoo ku amray in aysan qofna ka celin karin garoonka Muqdisho, balse amarkii ra'isulwasaaraha waxaa jabiyay taliye ku xigeenka NISA ninka lagu magacaabo Kulane Jiis oo diyaarad u socotay Gedo uuna la socday guddoomiyihii h**e ee Gobolka Gedo Macalimuu ka celiyay garoonka.

Xaflad Si heer saraa loosoo Agaasimay oo lagu Taageerayay Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Soomaaliy...
23/06/2021

Xaflad Si heer saraa loosoo Agaasimay oo lagu Taageerayay Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Soomaaliya Ayaan Xuseen Xasan ( Wacan Xaaji Hasan ) oo lagu qabtay Gaalkacyo.

Waxaa ka qeybgalay Munaasabadda Masuuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug, Maamulka Gobalka Mudug, Kan Degmada Gaalkacyo,Saraakiil Ciidan iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Dhamaan Shacabkii iyo Masuuliyiintii Xafladda Ka hadlay ayaa taageero buuxda iyo garab istaag u muujiyay Musharrax Xildhibaan Wacan waxayna amaaneen waxqabadkii Miisaanka lahaa ee ay deegaankeeda u muujisay Sanadihii lasoo dhaafay iyagoo dalbaday in sanadkaan Kursiga Sumadiisu tahay lagu aamino loona doorto Ayaan Xuseen Xasan ( Wacan )

Waalid Hospital, Afbarwaaqo Galmudug Somalia
04/06/2021

Waalid Hospital, Afbarwaaqo Galmudug Somalia

Like saar si aad u hesho Warar sugan
26/01/2021

Like saar si aad u hesho Warar sugan

Endereço

Khaliif
Somalia
126531

Horário de Funcionamento

09:00 - 17:00

Telefone

252619395995

Website

Notificações

Seja o primeiro a receber as novidades e deixe-nos enviar-lhe um email quando Khaliif Salaad publica notícias e promoções. O seu endereço de email não será utilizado para qualquer outro propósito, e pode cancelar a subscrição a qualquer momento.

Atalhos

Compartilhar