27/02/2024
Golaha baarlamaanka calool-uustu, tiro ahaan waa 275 xildhibaan iyo 54 senatar. Guud ahaan waxay noqonayaan 329 isugu jira niman iyo naago. Mid walba oo kamid ah waa jaajuus u shaqeeya wadan ajanabi ah ama hay'ad sirdoon. Badankood waxay haystaan dhalashooyin iyo baasabooro wadamo kuffaar ah kuwaas oo ay u soo dhaarteen inay daacad u ahaan doonaan. Shaqadoodu waa inay sharciyada shaydaan ee ashahaado la dirirnimada ah iyo kuwa dalkaan gumaysiga lagu gelinayo saxiixaan. Hala yaabin hadii aad maalin aragto iyagoo ansixiyay sharci shaydaan oo ay ku sheegayaan in wax Soomaaliya la dhoho aysan jirin ee Kenya ama Itoobiya lagu daray, waxa loogu yeero beesha caalamkuna ay go'aankaas taageerto maadaama uu ka soo baxay baarlamaankii Soomaaliya. Waxaa laga yaabaa qaarkiin inaad hadalkaygaas iyo sida uu macquul ku noqon karo aad la yaabantihiin, balse xaqiiqadu waxay tahay in xilli ay sidaasi dhacdo uusan dheereeyn, waxa kaliya ee laga cabsanayana waa dhalinyarada Shabaabka ah ee dagaalamaysa. Waxaan rajaynayaa in qofkii damiir leh uu hadalkaas igu raacsanyahay, doqonna anigaanba warkiisa ku jirin. Guulaysta saaxiibayaal.parlamaanka waa duli heshiis walaba iska sixiixa waana niman kayimid American yurub Canada Australia dadka soomaaliyeed wadanka nimaan ha iska dhacshaan waa kuwa wadanka lagu qabsaa gummeeysi lagu galindoona maalin kale kashalaay doontaan hadaad hada iska qaban