Star Global Market

Star Global Market Waa Suuq Aad Ka Iib san Karto Wixii Ku Qanciya Kuna Hel Meel l kasta iyo Wakhti Ku Raali Galiya

11/30/2021

MADAXWEYNAHA IYO AMIIRKA DOWLADDA QATAR OO KA WADA HADLAY XOOJINTA XIRIIRKA LABADA DAL
Dooxa, Nofeembar 30, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani.
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay wadaagaan si loo dardar galiyo iskaashi wax ku ool ah oo labada dhinacba faa'ido u leh.
Madaxweynaha oo uga mahad-celiyey Amiirka Qatar fulinta Mashaariicda dhismaha jidadka isku xira, Muqdisho, Afgooye, Balcad iyo Jawhar, dhismaha Xarumo muhiim u ah Dowladda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga ah ayaa tilmaamay dadaalka ay ku bixinayaan shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed dhismaha kaabeyaasha dhaqaalaha oo muhiim u ah dib u soo kabashada dalka iyo horumarkiisa.
Dhankiisa, Amiirka Qatar Tamiim Binu Xamad ayaa ku bogaadiyey Dowladda iyo Shacabka Soomaaliya wadashaqaynta dhow ee ay leeyihiin, midnimada iyo wadajirka ay ugu taagan yihiin dib u kabashada dalka, isaga oo muujiyey dareen walaalnimo oo ku aaddan horumarka dalka iyo guulaha muuqda ee aynu xaqiijinnay sanadihii la soo dhaafay.
Kulankan waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdisaciid Muuse Cali iyo Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Xamsa Siciid Xamsa iyo Danjireheenna dalkan Qadar Mudane Cabdirisaaq Faarax Cali Taano.

High quality Men's sunglasses 🇦🇪 price:18$Free delivery Somalia /Puntland.Kala xiriir:   Star Global Market
11/16/2021

High quality Men's sunglasses 🇦🇪 price:18$
Free delivery Somalia /Puntland.

Kala xiriir: Star Global Market

Kuu soo dhowaada Safar Cusub Shaatiyo Dun ah  iyo qiime ku raali galiya
11/15/2021

Kuu soo dhowaada Safar Cusub Shaatiyo Dun ah iyo qiime ku raali galiya

02/27/2021

Page kan waxaad ka helidoonta cassharo ku saabsan waxtarka ganacsiga iyo xirfadaha internet ka aad lacag iyo mustaqbal wanaagsan ka sameyn kartid.

Waxaan kugu soo diyaarin doona hadii Alle idmo shaqooyinka internetka laga ganacsado adigoo gurigaa jooga.

Hada waxaan ku jirnaa diyaarin ta barnaamijka ganacsiga internet iyo maduucoyinka kala duwan ee ku xeeran ganacsiga internet ka ee ku xidhnaaw page kan kana faa iidayso. Sidoo kale la wadag asxaabtaad.

02/11/2021

Star Global Market

Address

Downtown Toronto, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Star Global Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share