Roma balanballe

Appeler Itinéraire

Roma balanballe ROMA FC

Waxaan soo dhaweneyna maamulka cusub Ee sportska dagmada Balanbale la doortay Aadbaan kusoo dhaweynayna gudoomiyeMahad A...
24/02/2025

Waxaan soo dhaweneyna maamulka cusub Ee sportska dagmada Balanbale la doortay

Aadbaan kusoo dhaweynayna gudoomiyeMahad Awil Isak hadaa Nahay family Roma Rangers Wana nin isbortiska dagmada kor uqadi karo waqti badan ku dhax jiray sportska dagmada

Waxaan Rajaynaynaa iNaad si fcn uga soo baxdo xilka aad Qabatay gudoomiye🙏🏻🫡

Waxan galabta ciyarnay kulankeni kobad kabka sera B ee degmada Waxana laciyarnay dhigena fc laandheWaxana helnay 3 waji ...
28/07/2023

Waxan galabta ciyarnay kulankeni kobad kabka sera B ee degmada
Waxana laciyarnay dhigena fc laandhe
Waxana helnay 3 waji kubada cagta mid kamida

Roma 2 landher fc 2

In sha Allah dhalinyaro kulamdena kale kuwi gulaysta alaha naga dhigo

New dress camin soonRoma Rangers
12/07/2023

New dress camin soon

Roma Rangers

💍Hambalyo Aroos wacan 🥰ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ‎Hambalyo, Hambalyo Aroos wacan waxaan hambalyo far...
03/07/2023

💍Hambalyo Aroos wacan 🥰
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ
‎
Hambalyo, Hambalyo Aroos wacan waxaan hambalyo farxadeed halkan uga diraynaa Saaxibken Abdishakour A. Osman iyo marwadiisa Fardowso Daahir Xuseen oo arooskooda ka dhacay Degmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud.

waxaanu leeyahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada, Wiil & caano, Gabar & caano guurkiina guri nagi gurigiin guri qayre

Asc asxabta Dhaman tagerayasha iyo teamka balayarintisa  waxa ushegayna inu naga so wajahan yahay cup sera B Fc Roma tre...
03/05/2023

Asc asxabta

Dhaman tagerayasha iyo teamka balayarintisa waxa ushegayna inu naga so wajahan yahay cup sera B

Fc Roma treaning 🏃⚽️🙏

Waxaan Hambalyo Tahniyad meher U Dirayaa Walalken Zaki Maanka   iyo Marwadiisa uu Dumarka ka Calmaday  Iqra Tube Bulxan ...
01/12/2022

Waxaan Hambalyo Tahniyad meher U Dirayaa Walalken Zaki Maanka iyo Marwadiisa uu Dumarka ka Calmaday Iqra Tube Bulxan
oo maanta Meherkoodu ka Qabsoomay

Walalayal Allaha idinka yeelo Reerkii lagu nastoo lagu nagaado Ubad Baariyana Kala hela Idamka alle ❤️🥀

Congratulations sxb

Waxa galabta ciyarnay kulankeni kobaad ee kabka sera B degmada Kulankas oo laciyarnay dhigeena fc dibir wuxuna kuso idla...
20/11/2022

Waxa galabta ciyarnay kulankeni kobaad ee kabka sera B degmada
Kulankas oo laciyarnay dhigeena fc dibir wuxuna kuso idladay

Fc Roma 1. Fc dibir 0

Waxana shabaqa gaaray lama jojiyaha kooxda cabdishakur caraale (shakra)
Waxana umahad celinayna dhamaan taagerayasha koxda oo la.antod waxba anan qaban karin

Saxibayal halkaas aan kasi wadno

Waxaan caawa kaqeyb galney kulan looga hadlalayey arimaha sports seera B ee dag balanbale qaasatan taas oo abaabulkeedu ...
11/11/2022

Waxaan caawa kaqeyb galney kulan looga hadlalayey arimaha sports seera B ee dag balanbale qaasatan taas oo abaabulkeedu lahaa walaaken Keyse Fantastic wanaan aad oga mahad celineynaa zxbkeena sida quruxda badan noogu qaabiley xaflada waxaan u mahad celinaynaa kasoo qayb galayasha xaflada yimid iyo dhamaan bah weynta sports

Sports wa is dhax galka bulshada

Alxm ilahay ayaa mahad iska leh waxa galabta gaarnay FINAL  kaabka sera B  Degmada balanbale  Waxan mahad iskaleh dhamaa...
05/09/2022

Alxm ilahay ayaa mahad iska leh waxa galabta gaarnay FINAL kaabka sera B

Degmada balanbale

Waxan mahad iskaleh dhamaan tagerayasa Roma balanballe oo la aantod waxba aanan qaban karin

Waxana rajaynayna ina alaah naga dhigo kiwii qaado

Waxaan GuuL. Muhiim.ah ka GaarneY Kooxda Faca weyn Ee. Team diirsan.  CiYaartaas oo AhaYd Mid aaad U xamaasadaYsaneeYd. ...
20/08/2022

Waxaan GuuL. Muhiim.ah ka GaarneY Kooxda Faca weyn Ee. Team diirsan. CiYaartaas oo AhaYd Mid aaad U xamaasadaYsaneeYd. Waxaa Daqiiqadihii H**e. Ee CiYaaRta GoaL. La.Hormartey. FC Roma. Xiddigooda Apdiqani. Ayaana Looga Mahadcelinyah. Dhanka KaLe kooxda Fc Fiirsan ayaan KeensaTeY goalka Bareejaha. Waxan Goal qurux bdn u dhaliyey xidigooda Baddal.aLi. HaaFkii Dambe ee CiyaaRta waxa Lasoo Bandhigay. JaanisYo Fiican. waxaana Hadddiiba shabaqa TaabTeY xiddiga. Koxda Roma Fc. abdishiine. Daqiiqado Yar Kadib waxaaa Goal qurux bdn Keensaty Roma Oo Labo Goal.oo dag dag ah U dhaliyey xiddigooda. Yaaska 2goal. waxaana Halkaas kuso idlaatey. Balanablle. 4------1. Diirsan Team.

Roma Force. 💚💙

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252619468672

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Roma balanballe publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager