HIIL SHACA +1

HIIL SHACA +1 Page Hiil Shaaca+1 waxaa sameystay dhalin yaro. Page kaan waxuu u furan yahay dhamaan umada somali

27/09/2022

Doowlad iyo shacab is garabsaday looma taag hello

Guul Guul
26/09/2022

Guul Guul

Soomaaliya waa ay ka guulaysaneysaa cadawga gardarrada ku haya dalkeeda, dadkeeda iyo diintoodaba. Dowladdeenna, ciidankeena iyo shacabkeenuba dib u noqon-maayaan ilaa laga helayo dal argagaxisada ka caaggan, caddaalad iyo nabadi ka jirto oo barwaaqeysan. In yoolkaas aynnu gaarnana waxa ay u baahan tahay adkaysi, naf-hurnimo iyo geesinnimo.

Somaliland waa is taahishaa Dal madax banaanSomaliland (Af-Carabi: أرض الصومال) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada...
15/03/2022

Somaliland waa is taahishaa Dal madax banaan

Somaliland (Af-Carabi: أرض الصومال)
sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Soomaaliland, waa dowlad iyadu iskeed isku magacaawdey oo ku taala Geeska Afrika. Somaaliland waxay xad la leedahay Jabuuti, Itoobiya iyo maamulka kale ee Puntland. Somaliland waxey kamid aheyd dhulkii soomaalida ee Ingiriisku gumaysan jirey, waxeyna xornimadda qaadatey Juun 26 1960 afar maalmood ka dibna waxay la midowday Soomaliya oo Talyaanigu guumeysan jiray

(Dib u soo noqodhadii)
Somaliland waxa lagaga dhawaaqay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco 18kii May 1991kii. Waxa Burco iskugu yimi oo go’aankanna wada qaatay dhamaan beelaha Somaliland.

magaalada wa Hargaysa. Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur oo ahaan jirey hogaamiyihii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Somaliyeed SNM, ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynahii ugu h**eeyay ee Somaliland. Waxaa ku xigey Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaaloo noqdey Madaxweynihii Labaad ee Somaliland, waxaana ka danbeeyay Daahir Rayaale Kaahin. Waxaa ka sii danbeyay Siilanyo Aminkan lajoogo waxa madaxwayne u ah muuse Biixi.Somaliland waxaa ka jira saddex xisbi siyaasadeed sida Kulmiye, Wadani iyo UCID.
Ugu danbeyn
Somaliland waa Dal Nabad ah

17/07/2021

Arin arintaas ayaan la yaabay................

09/06/2021

Duulimaadka Diyaaradaha kenya waa la joojiyay lkn Kuwa duqeymaha waa la basaxay.

(Apkpure) waxuu kaa cawinayaa soo dagsashada ama downloaden Programmyada qaar kuku so dagi wayay playstore kaaga ama tal...
29/05/2021

(Apkpure) waxuu kaa cawinayaa soo dagsashada ama downloaden Programmyada qaar kuku so dagi wayay playstore kaaga ama talefankaga

Ilaahow shirka hatan  socday nooga dhig kii lagu gishiiyo lagu naalodo. Nabadaa naas lanuuga leh
22/05/2021

Ilaahow shirka hatan socday nooga dhig kii lagu gishiiyo lagu naalodo.
Nabadaa naas lanuuga leh

07/05/2021

Maanta waa jimcadii ugu danbeysay Ramadaanka waxaan ilaah ka baryeynaa samir iyo dulqaad inta ka dhiman Ramadaanka

04/03/2021

War mar dhaw nasoo garay. mucaaradka waxeey ku hishiiyen midkii laga badiyo in uu midka kale ugu shubo

Wlh wan daalnay xakee baan u soconaa ma waxaan radinaa waxeynan aqoon.Markii h**e waxaan doranay Shiiq Shariif hadane wa...
18/02/2021

Wlh wan daalnay xakee baan u soconaa ma waxaan radinaa waxeynan aqoon.
Markii h**e waxaan doranay Shiiq Shariif hadane waan ka tuurnay waxaan doranay Xasan shiiq isna waan ka tuurnay waxaan doranay Formajo hadana waatan la sii wado halkee baan u soconaa.
Mar waliba ma mid cusub baan doranaa
Mise ku wii horay aan u ridnay ayaan soo celinaa maxaa inoo diidayo nabada aan heysano in aan adkeysano mida kale Formajo waxaa u haray halmar oo madax tinimada
Sii haayo hadii aan u deyno 4ta sanoo sosocoto waa hubaal in uu wadankenu hormar wanagsan gaari dono inshaa alah

Adresse

Oberschließheim
Garching Bei München

Telefon

+4915211431102

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von HIIL SHACA +1 erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an HIIL SHACA +1 senden:

Teilen