Barashada Af ka Jarmalka

Barashada Af ka Jarmalka Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Barashada Af ka Jarmalka, Musik- und Videoladen, Lübeck.

28/04/2023

Barashada Af ka Jarmalka
si dhibyar ku baro Habka loo qoro warqada B1
ma doonaysa inad af kaaga hooyo ku barato Af ka Jarmalka haday jawaabtadu tahay haa nagala soo xidhiidh lambarka whatsapp ka ee dhamaadka muuqaalka kaga muuqan doona

Eid Mubarak
21/04/2023

Eid Mubarak

11/02/2023
31/05/2021

Ma doonaysa inaad mudo kooban ku barato Luuqada Af ka Jarmalka .
Dugsiga Barashada luuqada Af ka Jarmalka ee Nabbad Doon wuxu qaadanaya fasalo cusub oo iskugu jira A1 waxanan bilaabayna fasaladaas bishan 6 aad
iyo sidoo kale Fasalo A2 ilaa B1
Waxan ugu balan qaadayna Hooyoyinka iyo dhamaan dhalinyarada in mudo kooban ay ku hadalka iyo fahanka iyo qorida af ka jarmalka aan ku barno .
hadaad diyaar u tahay inaad kamid noqoto Ardayda jaaniskan ka faaidaysanaysa nagala soo xidhiidh whatsapp ka lambarkisu yahay .
017631181168

22/05/2021

Barashada Af ka Jarmalka
A1

Ma doonaysa inad si dhibyar ugu guuleysato Shahaadada B1 .Ki xidhnow YouTube kan .Iskuna day inad ka qayb qaadato  suaal...
11/05/2021

Ma doonaysa inad si dhibyar ugu guuleysato Shahaadada B1 .
Ki xidhnow YouTube kan .
Iskuna day inad ka qayb qaadato suaalahahttps://youtu.be/nYtKB0-t0Fw

Adresse

Lübeck
23898

Telefon

015211332521

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Barashada Af ka Jarmalka erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen