Xigmad

Xigmad Marnaba haka quusan raxmad alle sc

26/01/2026

Somali weeyn Ila raadiya...

25/01/2026

Maxaa ku qorsheysan Noloshaada?

25/01/2026

Dadku nolosha waxay ka raadiyaan lacag iyo caanimo, laakiin xigmaddu waxay ku jirtaa inaad ogaato in qalbigu ku daganaado kaliya xusidda Alle iyo salaadda...

Mahadsanid wll

Bal furka ka qaad
29/06/2025

Bal furka ka qaad

29/06/2025

“Haddii aad maanta daashay, ha ka harin. Malaha berri waa maalinta Ilaahay kuu furayo albaabkii aad sugeysey.”

29/06/2025

"Waxaa dhici karta inaad nacdo wax uu kheyr idiin ku jiro, ama jeclaataan wax uu shar idiin ku jiro. Allah baa og, idinkuse ma ogidin."
— [Suurat Al-Baqarah: 2:216]


29/06/2025

Baryadaada Ilaahay wuu maqlaa, wuuna ajiibaa.

Xuska Ilaahay waa daawo qalbi walba oo murugsan.

Toobadda iyo shukriga waxay fure u yihiin xasilloonida gudaha.

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xigmad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category